
Aniga oo ku camal falaya Aayada uu Ilaahay leeyahay:-1
{ وَتَعَاوَنُوا عَلَى الْبِرِّ وَالتَّقْوَى وَلَا تَعَاوَنُوا عَلَى الْإِثْمِ وَالْعُدْوَانِ وَاتَّقُوا اللَّهَ إِنَّ اللَّهَ شَدِيدُ الْعِقَابِ }[سورة المائدة:02]
Waxaan Walaalahayga Muslimiinta ah gaara ahaan Soomalida u soo bandhigayaa Kalmadan oo uu leeyahay walaalkeen Abu Cabdilaah Maxamed Ibnu Ismaaciil
magaceeguna uu yahay: 1
U mahadnaqa Walaal na soo siyaartay
Taariikh: 16 - Jumaadul Thaani -1434 H
Halkan ka qaado Kalmada
