• If this is your first visit, be sure to check out the FAQ by clicking the link above. You may have to register before you can post: click the register link above to proceed. To start viewing messages, select the forum that you want to visit from the selection below.

إعـــــــلان

تقليص
لا يوجد إعلان حتى الآن.

Muxaadiro ku saabsan "Suurda Al Casri uu jeediyay Walaalkeen Abu Hurayra C. Gocay

تقليص
X
 
  • تصفية - فلترة
  • الوقت
  • عرض
إلغاء تحديد الكل
مشاركات جديدة

  • Muxaadiro ku saabsan "Suurda Al Casri uu jeediyay Walaalkeen Abu Hurayra C. Gocay


    Aniga oo ku camal falaya Aayada uu Ilaahay leeyahay:-1
    { وَتَعَاوَنُوا عَلَى الْبِرِّ وَالتَّقْوَى وَلَا تَعَاوَنُوا عَلَى الْإِثْمِ وَالْعُدْوَانِ وَاتَّقُوا اللَّهَ إِنَّ اللَّهَ شَدِيدُ الْعِقَابِ }[سورة المائدة:02]
    Waxaan Walaalahayga Muslimiinta ah gaara ahaan Soomalida u soo bandhigayaa
    Muxaadiradan oo uu leeyahay walaalkeen Abu Hurayra Cabdiraxamaan (Gocay)
    magaceeguna uu yahay: 1
    وقفات مع سورة " العصر
    "

    Taariikh: 16 - Jumaadul Thaani -1434 H

    Halkan ka qaado muxaadarada



    التعديل الأخير تم بواسطة أبو سُليم عبد الله بن علي الحجري; الساعة 07-05-2013, 05:37 PM.

  • #2
    Aad ayuu u mahadsan yahay Walaalkeen Abuu Hurayra, waxana aan Ilaahay ka baryaynaa in uu Ajar iyo Xasanaad dheeraada uu ka siiyo Walaalkeen boqashadaa wayn

    Walaahi waa Nicmad aad u wayn in ay isa soo booqdaan Walaalaha Salafiyiinta ahi, xaqiiqdiina waa Nimco u baahan in loogu mahad naqo Ilaahay

    Waxaanu leenahay Ilaahayow noo kordhi Nicmadaada oo hanaga nusqaamin

    تعليق

    يعمل...
    X