
Aniga oo ku camal falaya Aayada uu Ilaahay leeyahay:-1
{ وَتَعَاوَنُوا عَلَى الْبِرِّ وَالتَّقْوَى وَلَا تَعَاوَنُوا عَلَى الْإِثْمِ وَالْعُدْوَانِ وَاتَّقُوا اللَّهَ إِنَّ اللَّهَ شَدِيدُ الْعِقَابِ }[سورة المائدة:02]
Waxaan Walaalahayga Muslimiinta ah gaara ahaan Soomalida u soo bandhigayaa Muxaadiradan ee uu leeyahay walaalkeen Abuu Sufiyaan (Saylaci) oo uu magaceedu uu yahay:
خُطُـــورة التَّهـــــاون
oo ah "Khatarta uu leedahay dhayalsigu" 1
Halkan ka qaado muxaadirada