حكم استخدام إبر السكر في نهار رمضان؟
قال اللجنة الدائمة: لا حرج عليك في أحذ الإبرة المذكورة نهاراً للعلاج، ولا قضاء عليك، وإن تيسر أخذه ليلاً بدون مشقة عليك فهو أولى.
٢٥٢/١٠
Waxa la weydiyey Lajnatu Daa'ima -Ilaahay ha xifidiyee-Waa maxay Xukunka Isticmaalida Irbada MacaankaDharaarta Ramadaan?1
Waxa uu ku jawaabtay Lajnatu Daa'ima - Ilaahay haka abaaliyee - : Ku danbaabi maysid isticmaalida Irbadan la xusay Dharaarta Ramadaan adoo Caafimaad ahaan u isticmaalaya, Qalana dushaad ma saarna, hadii ay kuu fududaato inaad isticmaashid Habeenkii iyadoo
Arintaasi aanay dhibkugu ahayn sidaasaa mudan.1
Tur:Abu Xudayfa Axmed ibnu Maxamuud Assomali-ILaahay Umuurihiisa ha u sahlo-1