• If this is your first visit, be sure to check out the FAQ by clicking the link above. You may have to register before you can post: click the register link above to proceed. To start viewing messages, select the forum that you want to visit from the selection below.

إعـــــــلان

تقليص
لا يوجد إعلان حتى الآن.

Waa maxay Xukunka Isticmaalida Irbada Macaanka Dharaarta Ramadaan? Lajnatu Daa'ima

تقليص
X
 
  • تصفية - فلترة
  • الوقت
  • عرض
إلغاء تحديد الكل
مشاركات جديدة

  • Waa maxay Xukunka Isticmaalida Irbada Macaanka Dharaarta Ramadaan? Lajnatu Daa'ima

    حكم استخدام إبر السكر في نهار رمضان؟
    قال اللجنة الدائمة: لا حرج عليك في أحذ الإبرة المذكورة نهاراً للعلاج، ولا قضاء عليك، وإن تيسر أخذه ليلاً بدون مشقة عليك فهو أولى.
    ٢٥٢/١٠

    Waxa la weydiyey Lajnatu Daa'ima -Ilaahay ha xifidiyee-
    Waa maxay Xukunka Isticmaalida Irbada Macaanka
    Dharaarta Ramadaan?1
    Waxa uu ku jawaabtay Lajnatu Daa'ima - Ilaahay haka abaaliyee - : Ku danbaabi maysid isticmaalida Irbadan la xusay Dharaarta Ramadaan adoo Caafimaad ahaan u isticmaalaya, Qalana dushaad ma saarna, hadii ay kuu fududaato inaad isticmaashid Habeenkii iyadoo
    Arintaasi
    aanay dhibkugu ahayn sidaasaa mudan.1

    Tur:Abu Xudayfa Axmed ibnu Maxamuud Assomali-ILaahay Umuurihiisa ha u sahlo-1
يعمل...
X