• If this is your first visit, be sure to check out the FAQ by clicking the link above. You may have to register before you can post: click the register link above to proceed. To start viewing messages, select the forum that you want to visit from the selection below.

إعـــــــلان

تقليص
لا يوجد إعلان حتى الآن.

Irbada oo laysku mudaa Soonka miyey jabinaysaa?Sh, Ibnu Baaz-Raximahulaah

تقليص
X
 
  • تصفية - فلترة
  • الوقت
  • عرض
إلغاء تحديد الكل
مشاركات جديدة

  • Irbada oo laysku mudaa Soonka miyey jabinaysaa?Sh, Ibnu Baaz-Raximahulaah

    هل ضرب الإبر يفسد الصوم؟
    قال سماحة ابن باز رحمه الله: من الأمور التي لا تفسد الصوم ضرب الإبر، غير التي يقصد بها التغدية، لكن تأخير ذلك إلى الليل أولى وأحوط.
    مجموع الفتاوى ١٦/١٥.

    Waxa la weydiyey Imaamu Ibnu Baaz -Raximahulaah- Irbada oo laysku mudaa Soonka miyey jabinaysaa?1
    Waxa uu ku jawaabay Sheekh Ibnu Baaz - Ilaahay ha u naxariistee - : Waxyaabaha aan Soonka Jabin waxa ka mid ah Irbada oo laysku Mudo, iyadoo aanay ku jirin ta Guluukoosta, Arintan laakiin in dib loo dhigo ilaa Habeenkii ayaa mudan una dhow Xalaalmiiradka.1

    Majmuucu al Fatwaa 15/16

    Tur
    :Abu Xudayfa Axmed ibnu Maxamuud Assomali-ILaahay Umuurihiisa ha u sahlo-1
يعمل...
X