هل ضرب الإبر يفسد الصوم؟
قال سماحة ابن باز رحمه الله: من الأمور التي لا تفسد الصوم ضرب الإبر، غير التي يقصد بها التغدية، لكن تأخير ذلك إلى الليل أولى وأحوط.
مجموع الفتاوى ١٦/١٥.
Waxa la weydiyey Imaamu Ibnu Baaz -Raximahulaah- Irbada oo laysku mudaa Soonka miyey jabinaysaa?1
Waxa uu ku jawaabay Sheekh Ibnu Baaz - Ilaahay ha u naxariistee - : Waxyaabaha aan Soonka Jabin waxa ka mid ah Irbada oo laysku Mudo, iyadoo aanay ku jirin ta Guluukoosta, Arintan laakiin in dib loo dhigo ilaa Habeenkii ayaa mudan una dhow Xalaalmiiradka.1
Majmuucu al Fatwaa 15/16
Tur:Abu Xudayfa Axmed ibnu Maxamuud Assomali-ILaahay Umuurihiisa ha u sahlo-1