Maadaama aynu ku jirno Bishii barakaysnayd ee Ramadaan waxaan jeclaystay inaan Walaalahayga Muslimiinta ah Gaara ahaan Soomalida u soo dhaweeyo Masaa'ilka khuseeya Bishan
Ka faa'idaysi wacan
****************************
Isticmaalida Shay baabinaya Urta Qofka sooman Afkiisa ka soo baxaysa... Sh. Ibnu Baas- raximahulaah
miyey u banaan tahay Gabadha inay indhokuulato iyadoo sooman? Sh. Ibnu Cusaymiin-Raximahulaah
Keebaa fadli badan tobonka danbe ee Ramadaanta iyo tobonka ugu horeeya Dil xijja?Sh. Ibnu Baaz-Raximahulaah
Ka Markhaati kicida Beenta bisha Ramadaan dhexdeeda......Sh. Ibnu Cusaymiin-Raximahulaah
Waxaanu joognaa Wadan aanay Cadceedu ka dhicin ilaa sacaada 9:30pm ama 10:00pm, markaa koorma ayaanu afurnaa ? Sh. Ibnu Cusaymiin
Soonka muu jabinaya Dhiiga ka soo baxa Qofka sooman?Sh .Ibnu Cusaymiin-Raximahulaah
Duco miyey soo aroortay marka la afuraayo?waxa ka jawaabaya Sheekh Muqbil-1
Raxaimahulaah
Candhuufta oo la liqaa Qofka sooman miyey ka jabinaysaa Soonka?Sh. Ibnu Cusaymiin-Raximahulaa
Waxa uu leeyahay Rasuulku-calayhi salaatu wasalaam- Suxuurta,waayo waxa Suxuurta ku jirta Barako)Sh. Ibnu Baaz-Raximahulaah
Xukunka Dhadhaminta Cuntada Maalmaha la sooman yahay ........... Sh. Muqbil Raximahulaah
Suuxitaanka iyo matagida Maalinta Ramadaan?Imaamu Muqbil Al Wadaaci- Raximahulaahu
Xukunka Suxuurta ...... Sheekh Maxmed ibnu Xisaam– xafidahulaaah-1

تعليق