السؤال: ما حكم تذوق المرأة للطعام عند الطبخ بطرف لسانها لمعرفة ما ينقصه من المكونات، والبهارات؟
الجواب :لا بأس بذلك إن شاء الله، ولا يتسرب إلى حلقها شيء.
انتهى من شريط أسئلة في الصيام
Waxa la weydiyey Imaamu Muqbil Al Wadaaci-Raximahulaah: Xukunka Dhadhaminta ay Haweenaydu Cuntada Dabka saaran ku dhadhaminayso
Carabkeeda si ay u ogaato waxa ka dhiman?1
Waxaanu ku jawaabay Sheekhu- Ilaahay ha u naxariistee - :1
. Insha alaah Arintaas waxa dhib ahi kuma jiro, Laakiin yaanu Caloosha u gudbin shayna
انتهى من شريط [أسئلة في الصيام ] كما في كتاب "الأجوبة الوادعية على الأسئلة النسائية" (ص 129) لأم عبد الله الدبعية.