• If this is your first visit, be sure to check out the FAQ by clicking the link above. You may have to register before you can post: click the register link above to proceed. To start viewing messages, select the forum that you want to visit from the selection below.

إعـــــــلان

تقليص
لا يوجد إعلان حتى الآن.

?Dhiiga ka soo baxa Dadka sida Gororka ama Dhiiga Dhawaacyada ama Dhiiga Dhabarfuranka Marada miyuu waskhaynay

تقليص
X
 
  • تصفية - فلترة
  • الوقت
  • عرض
إلغاء تحديد الكل
مشاركات جديدة

  • ?Dhiiga ka soo baxa Dadka sida Gororka ama Dhiiga Dhawaacyada ama Dhiiga Dhabarfuranka Marada miyuu waskhaynay

    سئل الإمام المجدد مقبل بن هادي الوادعي رحمه الله :
    هل الدم الذي يخرج من الإنسان كالرعاف أو الجراح أو دم الإستحاضة ينجس الثوب ويبطل الوضوء ؟
    -Waxa la weydiyey Imaamu Muqbil Al Wadaaci-Raximahulaah Dhiiga ka soo baxa Dadka sida Gororka ama Dhiiga Dhawaacyada ama Dhiiga Dhabarfuranka Marada-Dharka- miyuu waskhaynayaa, Weysadana miyuu Jabinayaa?1
    الإجابة: لا ينجس الثوب إلا دم الحيض ، أو دم النفاس وأما هذا فليس بنجس [إن المؤمن لا ينجس] وكان الصحابة يصلون في جراحاتهم وفي ثيابهم التي ربما تلوثت بالدماء من أجل جراحاتهم ، فليس بنجسة إلا دم الحيض ، ودم النفاس.
    Waxa uu ku jawaabay Sheekhu- Ilaahay ha u naxariistee - :1
    Marada ma wasakheeyo Dhiiga Xayydka-Caadada- ama Dhiiga Dhalmada
    mooyaane, amaa Kani-Gororka ama Dhiiga Dhawaacyada ama Dhiiga Dhabarfuranka- Najaas ma aha (Mu'minku Najaas ma noqdo) Asxaabtuna waxay ahayeen kuwo ku tukada Dhawaacyadooda iyo Dharkooda taas oo laga yaabo inay Wasakhawday Dhawacayadooda awadeed, markaa Najaas ma aha, Dhiiga Xayydka ama ka Dhalmada mooyaane
    انتهى من شريط [أسئلة أهل بعدان] كما في كتاب "الأجوبة الوادعية على الأسئلة النسائية" (ص 29) لأم عبد الله الدبعية.

    التعديل الأخير تم بواسطة أبوحذيفة أحمد بن محمود السعدي; الساعة 05-02-2015, 11:09 AM.
يعمل...
X