تخصيص يوم المولد النبوي لقراءة سيرة الرسول
السؤال: وهذا أيضا فضيلة الشيخ يقول : أنا إمام مسجد وقد طلب مني المصلون أن أقرأ عليهم سيرة النبي - صلى الله عليه وسلم - في يوم الإثنين القادم يوم الثاني عشر من ربيع الأول ؟
الجواب: لا، لا تقرأ عليهم هذا، لا تقرأ عليهم يوم الاثنين أبد؛ لأن هذا من أجل يوم الاثنين اللي هو يوافق 12 ربيع اللي هو محل البدعة، فلا تقرأ عليهم، ولا تستجب لهم..
Akhrinta Siirada Rasuulka in lagu gaar yeelo Maalinta Dhalashada Nabiga
Qofka Su'aasha lihi waxa uu ku bilaabay Su'aashiisha sida tan:1
Waxaan ahay Imaam Masjid, waxayna iga codsadeen Dadka Masjidka ku tugadaa inaan u akhriyo Siirada Nabiga-Sallalaahu calayhi wasalam- Isniinta soo socota oo ah 12 Rabiicul Awal?1
J:Waxa uu ku jawaabay Sheekh Saalax Al Fawzaan- Ilaahay ha ka Abaaliyee - :Maya, Maya ha u akhriyin tan-Siirada Nabiga-, Maalinta Isniinta ha u akhriyin waligaa, maxaa yeelay waxa looga dan leeyahay tan-Akhrinta Siirada Nabiga- Maalinta Isniinta ee 12 Rabiicul Awal oo ah Maalin Bidco la sameeyo, ha u akhriyin, hana maqlin......1

تعليق