• If this is your first visit, be sure to check out the FAQ by clicking the link above. You may have to register before you can post: click the register link above to proceed. To start viewing messages, select the forum that you want to visit from the selection below.

إعـــــــلان

تقليص
لا يوجد إعلان حتى الآن.

waa maxay Xukunka Hagaajinta Rikoodhada,Tilifoonada, Fiidyowyada iyo wixii kale ee Qalabadan la midka ah

تقليص
X
 
  • تصفية - فلترة
  • الوقت
  • عرض
إلغاء تحديد الكل
مشاركات جديدة

  • waa maxay Xukunka Hagaajinta Rikoodhada,Tilifoonada, Fiidyowyada iyo wixii kale ee Qalabadan la midka ah

    أنا أعمل مهندس إلكترونيات ، ومن عملي إصلاح الراديو والتليفون والفيديو ومثل هذه الأجهزة ، فأرجو إفتائي عن الاستمرار في هذه الأعمال ، مع العلم أن ترك هذا العمل يفقدني كثيرا من الخبرة ومن مهنتي التي تعلمتها طوال حياتي ، وقد يقع علي ضرر خلال تركها .
    فأجابت :
    دلت الأدلة الشرعية من الكتاب والسنة أنه يجب على المسلم أن يحرص على طيب كسبه ، فينبغي لك أن تبحث
    عن عمل يكون الكسب فيه طيبا.

    وأما الكسب من العمل الذي ذكرته فهذا ليس بطيب ؛ لأن هذه الآلات تستعمل غالبا في أمور محرمة.
    اهـ

    فتاوى اللجنة الدائمة" (14/420)

    Qofka Su'aasha lihi waxa uu ku bilaabay Su'aashiisha sida tan:1
    Waxaan ka shaqeeya hagaajinta Qalabka Dabka ku shaqeeya (Elektaroonika), Shaqadaydana waxa ka mid ah Hagaajinta Rikoodhka,Tilifoonka, Fiidyowga iyo wixii kale ee Qalabadan la midka ah, markaa waxaan rajaynayaa inaad Fatwo iga siisaan sii wadida Shaqooyinkan, iyadoo waliba la ogsoon yahay ka tagitaanka Camalkani inuu iga luminaayo waxa badan oo ka mid ah Khibradaydii iyo Shaqadaydii aan bartay Noloshayda oo dhan, waxaana laga yaabaa inay Dhibi igu dhacdo markaan ku gudojiro ka tagitaankeeda?1
    J:Waxay ku jawaabtay Alajnatu Adaa'ima- Ilaahay ha ka Abaaliyee - : Adalida Sharciga aha ee Kitaabka iyo Sunnuhu waxay ina tuseen iney Qofka Muslimka ah ku waajib tahay inuu ku dadaalo Kasab (Shaqo) Wanaagsan, markaa waxa kuu haboon inaad raad sadid Shaqo Lacagta ka soo gelaysaa ay wanaagsan tahay,
    Laakiin Lacagta ka soo galeysa Camalkii aad sheegtay ma aha mid wanaagsan, maxaa yeelay Qalabkan inta badan waxa loo isticmaalaa Arimaha Xaraanta ah.1

    Fatwaa Alajnatu Adaa'ima 14/420


    Tur:Abu Xudayfa Axmed Maxamuud Assomali-ILaahay Dalabu Cilmiga ha u sahlo-
    1

    التعديل الأخير تم بواسطة أبوحذيفة أحمد بن محمود السعدي; الساعة 21-01-2014, 09:26 AM.

  • #2
    Waa fatwo aad iyo aad u muhiim ah
    Ilaahay ha ka abaal mariyo walaalkeen Axmed

    تعليق


    • #3
      المشاركة الأصلية بواسطة أبو سُليم عبد الله بن علي الحجري مشاهدة المشاركة
      Ilaahay ha ka abaal mariyo walaalkeen Axmed
      Aamiin Walaal, waxaan Ilaahayna ka baryayaa inuu kugu xifdiyo Meel kastoo aad joogtid

      تعليق

      يعمل...
      X