• If this is your first visit, be sure to check out the FAQ by clicking the link above. You may have to register before you can post: click the register link above to proceed. To start viewing messages, select the forum that you want to visit from the selection below.

إعـــــــلان

تقليص
لا يوجد إعلان حتى الآن.

Mey banaan tahay in la cuno Hilibka loo gawraco Dhalashada Nabiga-Sallalaahu calayhi wasalam- ... lajnatu Adaa'ima

تقليص
X
 
  • تصفية - فلترة
  • الوقت
  • عرض
إلغاء تحديد الكل
مشاركات جديدة

  • Mey banaan tahay in la cuno Hilibka loo gawraco Dhalashada Nabiga-Sallalaahu calayhi wasalam- ... lajnatu Adaa'ima

    س1: هل يجوز أكل اللحم الذي يذبح لمولد النبي صلى الله عليه وسلم وغيره من الموالد؟
    ج1: ما ذبح في مولد نبي أو ولي تعظيما له فهو مما ذبح لغير الله وذلك شرك، فلا يجوز الأكل منه، وقد ثبت أن النبي صلى الله عليه وسلم قال: « لعن الله من ذبح لغير الله »
    وبالله التوفيق. وصلى الله على نبينا محمد، وآله وصحبه وسلم
    اللجنة الدائمة للبحوث العلمية والإفتاء
    عضو ... نائب رئيس اللجنة ... الرئيس
    عبد الله بن غديان ... عبد الرزاق عفيفي ... عبد العزيز بن عبد الله بن باز

    اهـ من فتاوى اللجنة الدائمة (1 / 217)



    Mey banaan tahay in la cuno Hilibka loo gawraco Dhalashada Nabiga-Sallalaahu calayhi wasalam- ama Dhalashooyinka kale ee qayrkii?1
    J: Waxay ku jawaabtay Alajnatu Adaa'ima- Ilaahay ha ka abaaliyee - : Shayga la gawraco Dhalasho Nabi ama-Dhalasho- Wali iyadoo looga dan leeyahay-Gawracan- weynayntiisa, markaa isagu-Gawraca sidan ahi- wuxuu noqonayaa mid Ilaahay qayrkii loo gawracay, taasina-in Ilaahay qayrkii wax loo gawraaa- waa Shirki, waxa sugnaatayna inuu Nabiga-Sallalaahu calayhi wasalam- yidhi:1
    « لعن الله من ذبح لغير الله »
    ha nacdalo Ilaahay-Naxariistiisa haka fogeeyo- cida wax u Gawracda Ilaahay qayrkii


    Fatwada Namberkeedu yahay 1aad

    Fatwaa Alajnatu Adaa'ima 1/217

    Tur:Abu Xudayfa Axmed Maxamuud Assomali-ILaahay Dalabu Cilmiga ha u sahlo-
    1

    التعديل الأخير تم بواسطة أبوحذيفة أحمد بن محمود السعدي; الساعة 15-01-2014, 07:52 PM.

  • #2
    Is xasuusin

    تعليق


    • #3
      أسأ الله أن يجزيك خيرا يا أباحديفة

      تعليق

      يعمل...
      X