• If this is your first visit, be sure to check out the FAQ by clicking the link above. You may have to register before you can post: click the register link above to proceed. To start viewing messages, select the forum that you want to visit from the selection below.

إعـــــــلان

تقليص
لا يوجد إعلان حتى الآن.

In la akhriyo Mawliidka Shariifka ah ee Nabigeena ma Xalaalbaa mise waa Xaraan? Alajnatu Adaa'ima

تقليص
X
 
  • تصفية - فلترة
  • الوقت
  • عرض
إلغاء تحديد الكل
مشاركات جديدة

  • In la akhriyo Mawliidka Shariifka ah ee Nabigeena ma Xalaalbaa mise waa Xaraan? Alajnatu Adaa'ima

    من الفتوى رقم 7360
    س : هل قراءة المولد النبوي الشريف حلال أم حرام ؟
    الحمد لله وحده والصلاة والسلام على رسوله وآله وصحبه ، وبعد :
    جـ : إقامة المولد للنبي - صلى الله عليه وسلم - أو لغيره من البدع المحدثة ، وقد ثبت عن النبي - صلى الله عليه وسلم - أنه قال: من أحدث في أمرنا هذا ما ليس منه فهو رد .
    وبالله التوفيق وصلى الله على نبينا محمد وآله وصحبه وسلم .
    اللجنة الدائمة للبحوث العلمية والإفتاء
    عضو ... عضو ... نائب رئيس اللجنة ... الرئيس
    عبد الله بن قعود ... عبد الله بن غديان ... عبد الرزاق عفيفي ... عبد العزيز بن عبد الله بن باز

    اهـ من مجلة البحوث الإسلامية (37 / 148)

    In la akhriyo Mawliidka Shariifka ah ee Nabigeena ma Xalaalbaa mise waa Xaraan

    J: Waxay ku jawaabtay Alajnatu Adaa'ima
    - Ilaahay ha ka abaaliyee - : Qabashada Mawliidka loo qabto Nabiga-Sallalaahu calayhi wasalam- ama qayrkii loo qabtaa waxay ka mid tahay Bidca la soo dariyey, Nabigana-Sallalaahu calayhi wasalam- waxa ka sugnaatay inuu yidhi:1
    ((من أحدث في أمرنا هذا ما ليس منه فهو رد )).
    a((Qofka ku soo dara Arinkayagan-Diintaydan- waxaan ka mid ahayn waa lagu celinayaa))1

    Fatwada Numberkeedu yahay7360

    Majalladu AL Buxuusu Al Islaamiya

    37/148

    Tur:Abu Xudayfa Axmed Maxamuud Assomali-ILaahay Dalabu Cilmiga ha u sahlo-
    1
يعمل...
X