• If this is your first visit, be sure to check out the FAQ by clicking the link above. You may have to register before you can post: click the register link above to proceed. To start viewing messages, select the forum that you want to visit from the selection below.

إعـــــــلان

تقليص
لا يوجد إعلان حتى الآن.

Ma banaan tahay in la Nacdalo Shaydaanka? Sheekh Yaxye Al Xajuuri-Xafidahulaah

تقليص
X
 
  • تصفية - فلترة
  • الوقت
  • عرض
إلغاء تحديد الكل
مشاركات جديدة

  • Ma banaan tahay in la Nacdalo Shaydaanka? Sheekh Yaxye Al Xajuuri-Xafidahulaah

    في 23 / شوال / 1427 هـ :
    هل يجوز لعن الشيطان ؟
    الجواب:نعم, الرسول صلى الله عليه وسلم قال: (( ألعنك بلعنة الله ))
    والتعوذ منه أشد عليه من اللعن, وقد جاء التعوذ من الشيطان في مواضع في القرآن الكريم.

    :: متجدد :: (( درر وفوائد سمعتها من شيخنا الناصح الأمين )) { 1 - 46 }


    Ma banaan tahay in la Nacdalo Shaydaanka?1
    J: Waxa uu ku jawaabay SheekhYaxye ibnu Cali Al Xajuuri- Xafidahulaah - :
    Haa, -Maxaa yeelay- Rasuulku sallalaahu calayhi wasalam wuxuu yidhi:1
    (( ألعنك بلعنة الله ))
    1((Waxaan kugu Nacdalayaa-Shaydaanow- Nacdasha Ilaahay
    ))
    In laka Magangalo Ilaahay baa kaga daran in la Nacdalo,dhawr meeloodoo Quraanka ka mid ahna waxa ku yimid oo ku jira in Shaydaanka laka Magangalo.1


    Fawaa'idka uu ka maqalay Abu Anas Hishaam Al Miswari
    sheekh Yaxye ibnu Cali Al Xajuuri
    Fawaa'id intan ka siyaadsan
    halkan ka eeg

    Tur:Abu Xudayfa Axmed ibnu Maxamuud Assomali-ILaahay Dalabu Cilmiga ha u sahlo-
    1

    التعديل الأخير تم بواسطة أبوحذيفة أحمد بن محمود السعدي; الساعة 20-12-2013, 11:15 PM.
يعمل...
X