في 23 / شوال / 1427 هـ :
هل يجوز لعن الشيطان ؟
الجواب:نعم, الرسول صلى الله عليه وسلم قال: (( ألعنك بلعنة الله ))
والتعوذ منه أشد عليه من اللعن, وقد جاء التعوذ من الشيطان في مواضع في القرآن الكريم.

:: متجدد :: (( درر وفوائد سمعتها من شيخنا الناصح الأمين )) { 1 - 46 }
Ma banaan tahay in la Nacdalo Shaydaanka?1
J: Waxa uu ku jawaabay SheekhYaxye ibnu Cali Al Xajuuri- Xafidahulaah - : Haa, -Maxaa yeelay- Rasuulku sallalaahu calayhi wasalam wuxuu yidhi:1
(( ألعنك بلعنة الله ))
1((Waxaan kugu Nacdalayaa-Shaydaanow- Nacdasha Ilaahay))
In laka Magangalo Ilaahay baa kaga daran in la Nacdalo,dhawr meeloodoo Quraanka ka mid ahna waxa ku yimid oo ku jira in Shaydaanka laka Magangalo.1
Fawaa'idka uu ka maqalay Abu Anas Hishaam Al Miswari
sheekh Yaxye ibnu Cali Al Xajuuri
Fawaa'id intan ka siyaadsan halkan ka eeg
Tur:Abu Xudayfa Axmed ibnu Maxamuud Assomali-ILaahay Dalabu Cilmiga ha u sahlo-1