• If this is your first visit, be sure to check out the FAQ by clicking the link above. You may have to register before you can post: click the register link above to proceed. To start viewing messages, select the forum that you want to visit from the selection below.

إعـــــــلان

تقليص
لا يوجد إعلان حتى الآن.

Keebaa fadli badan tobonka danbe ee Ramadaanta iyo tobonka ugu horeeya Dil xijja?Sh. Ibnu Baaz-Raximahulaah

تقليص
X
 
  • تصفية - فلترة
  • الوقت
  • عرض
إلغاء تحديد الكل
مشاركات جديدة

  • Keebaa fadli badan tobonka danbe ee Ramadaanta iyo tobonka ugu horeeya Dil xijja?Sh. Ibnu Baaz-Raximahulaah

    أيهما أفضل: العشر الأواخر من رمضان أم عشر ذي الحجة؟
    عشر الأواخر من رمضان أفضل من جهة الليل؛ لأن فيها ليلة القدر، والعشر الأول من ذي الحجة أفضل من جهة النهار؛ لأن فيها يوم عرفة، وفيها يوم النحر، وهما أفضل أيام الدنيا، هذا هو المعتمد عند المحققين من أهل العلم، فعشر ذي الحجة أفضل من جهة النهار، وعشر رمضان أفضل من جهة الليل، لأن فيها ليلة القدر وهي أفضل الليالي، والله المستعان.
    ومن هنا صوتياً


    فتاوى نور على الدرب


    S: Keebaa fadli badan tobonka danbe ee Ramadaanta iyo tobonka ugu horeeya Dil xijja?1
    J:Waxa uu ku jawaabay Sheekh Ibnu Baas - Ilaahay ha u naxariistee - : Tobonka danbe ee Ramadaanta ayaa fadli badan marka la eego Habeenkii, maxaa yeelay waxa ku jira Laylatu Qadrigii,Tobonka ugu horeeya Dilxijjina waxay fadli badan yihiin marka la eego Maalintii, maxaa yeelay waxa ku jira maalintii Carafo, waxa kale ee ku jira maalintii Ciida, waxayna yihiin kuwa ugu fadliga badan maalmaha Aduunyada, tanina waa arintay ictimaadaan Culimada Muxaqiqiinta ah ee ka midka ah Ahlu cilmiga,Tobonka ugu horeeya Dilxijja waxay fadli badan yihiin marka la eego Maalintii, tobonka ugu danbeeya Ramadaantuna waxay fadli badan yihiin marka la eegi Habeenkii, maxaa yeelay waxa ku jira Laylatul Qadrigii, waana Habeenada ka ugu fadliga badan, walaahu mustacaan.1

    Halkan ka qaado Fatwada iyadoo Cod ah

    Fataawooyinka (Nuur calaa ADarbi)1

    Tur:Abu Xudayfa Axmed ibnu Maxamuud Assomali-ILaahay Dalabu Cilmiga ha u sahlo-
    1
    التعديل الأخير تم بواسطة أبو سُليم عبد الله بن علي الحجري; الساعة 07-10-2013, 10:08 AM.

  • #2
    aad ayuu u mahad sanyahay walaalkeen Axmed
    Run ahaantii waa fatwo aad iyo aad u muhiim ah gaar ahaan xiligan aan ku jrino oo ah Tobankii ugu horeeyay ee Dilxijja
    Ilaahay ha ka abaalmariyo walaalkeen Axmed

    تعليق

    يعمل...
    X