• If this is your first visit, be sure to check out the FAQ by clicking the link above. You may have to register before you can post: click the register link above to proceed. To start viewing messages, select the forum that you want to visit from the selection below.

إعـــــــلان

تقليص
لا يوجد إعلان حتى الآن.

Waa maxay xukunka in laga kireeyo meheradaha ganacsiga dad ku iibinaya Sigaarka, Heesaha..... SH: Ibnu Cusaymiin

تقليص
X
 
  • تصفية - فلترة
  • الوقت
  • عرض
إلغاء تحديد الكل
مشاركات جديدة

  • Waa maxay xukunka in laga kireeyo meheradaha ganacsiga dad ku iibinaya Sigaarka, Heesaha..... SH: Ibnu Cusaymiin

    س: ما حكم تأجير المحلات التجارية على من يبيع الدخان والغناء وأشرطة الفيديو غير الطيبة والبنوك الربوية؟
    ج: حكم إيجار هذه المحلات يُعلم من قوله تعالى: ﴿تَعْتَدُواْ وَتَعَاوَنُواْ عَلَى الْبرِّ وَالتَّقْوَى وَلاَ تَعَاوَنُواْ عَلَى الإِثْمِ وَالْعُدْوَانِ﴾ [المائدة: ٤] وعلى هذا فتأجير المحلات للأغراض المذكورة في السؤال حرام؛ لأنه من التعاون على الإثم والعدوان.


    Waa maxay xukunka in laga kireeyo meheradaha ganacsiga dad ku iibinaya Sigaarka, Heesaha, Cajaladaha fiidyawga ee aan wanaagsanaya iyo Bankiyada Ribada?

    J: Waxa uu ku jawaabay Sheekh Ibnu Cusaymiin - Ilaahay ha u naxariistee - : Xukunka in laga kireeyo meheradahan waxa laga ogaanayaa hadalka Ilaahay – Tacaalaa -:1

    ﴿ وَتَعَاوَنُواْ عَلَى الْبرِّ وَالتَّقْوَى وَلاَ تَعَاوَنُواْ عَلَى الإِثْمِ وَالْعُدْوَانِ﴾ [المائدة: ٤]
    Hadaba in meheradaha loo kireeyo Danooyinka ku xusayn su’aasha awadeed waa Xaaraan, maxaa yeelay waa isku kaal mayn la isku kaalmaynayo danbi iyo xadgudub.

    Tur: Abuu sulaym Cabdilaahi Al xajari -waffaqahullaah -1












    التعديل الأخير تم بواسطة أبوحذيفة أحمد بن محمود السعدي; الساعة 04-07-2013, 10:17 PM.
يعمل...
X