شهادة الزور في رمضان
س: هل يصح صيام رجل شهد الزور في رمضان؟
ج: شهادة الزور من أكبر الكبائر، وهي أن يشهد رجل بما لا يعلم أو بما يعلم بخلافه، ولا تبطل الصوم ولكنها تنقص أجره

المسلمون ـ ابن عثيمين
Ka Markhaati kicida Beenta bisha Ramadaan dhexdeeda
S: Sax muu noqonayaa Qofka Been ka Markhaati kacay Soonkiisu Bisha Ramadaan dhexdeeda?1
J: Waxa uu ku jawaabay Sheekh Ibnu Cusaymiin - Ilaahay ha u naxariistee - : Beenta oo laga Markhaati kacaa waxay ka mid tahay Danbiyada waaweyn, waxaaana weeyi in Qofku ka Markhaati kaco wax aanu garanayn ama wax uu garanayo khilaafkiisa, Soonkana kama burinayso-ka Markhaati kaca Beentu-, laakiin waxay ka nusqaaminaysaa Ajarka.1
Musliimiinta- Sheekh Ibnu Cusaymiin-Raximahulaah
Tur: Abu Xudayfa Axmed ibnu Maxamuud Assomali-ILaahay Dalabu Cilmiga ha u sahlo-1