• If this is your first visit, be sure to check out the FAQ by clicking the link above. You may have to register before you can post: click the register link above to proceed. To start viewing messages, select the forum that you want to visit from the selection below.

إعـــــــلان

تقليص
لا يوجد إعلان حتى الآن.

Ka Markhaati kicida Beenta bisha Ramadaan dhexdeeda......Sh. Ibnu Cusaymiin-Raximahulaah

تقليص
X
 
  • تصفية - فلترة
  • الوقت
  • عرض
إلغاء تحديد الكل
مشاركات جديدة

  • Ka Markhaati kicida Beenta bisha Ramadaan dhexdeeda......Sh. Ibnu Cusaymiin-Raximahulaah

    شهادة الزور في رمضان
    س: هل يصح صيام رجل شهد الزور في رمضان؟
    ج: شهادة الزور من أكبر الكبائر، وهي أن يشهد رجل بما لا يعلم أو بما يعلم بخلافه، ولا تبطل الصوم ولكنها تنقص أجره

    المسلمون ـ ابن عثيمين

    Ka Markhaati kicida Beenta bisha Ramadaan dhexdeeda
    S: Sax muu noqonayaa Qofka Been ka Markhaati kacay
    Soonkiisu Bisha Ramadaan dhexdeeda?1
    J: Waxa uu ku jawaabay Sheekh Ibnu Cusaymiin - Ilaahay ha u naxariistee - : Beenta oo laga Markhaati kacaa waxay ka mid tahay Danbiyada waaweyn, waxaaana weeyi in Qofku ka Markhaati kaco wax aanu garanayn ama wax uu garanayo khilaafkiisa, Soonkana kama burinayso-ka Markhaati kaca Beentu-, laakiin waxay ka nusqaaminaysaa Ajarka.1

    Musliimiinta- Sheekh Ibnu Cusaymiin-Raximahulaah

    Tur: Abu Xudayfa Axmed ibnu Maxamuud Assomali-ILaahay Dalabu Cilmiga ha u sahlo-1



يعمل...
X