Xukunka in uu banaanado labada Garab midkoo Salaadda dhexdiisa
S: Waxa uu yidhi qofkii su'aasha waydiinayay: Waxa ay Tukanayaan dadka qaar Salaada isaga oo aan wax uu ku asturo Labadiisa Garabood dul yaalin khaas ahaan maalmaha Xajka marka uu Xajku u xidhan yahay. Waa maxay Xukun ka arin kaasi?1
J: Waxa uu ku jawaabay Sheekh Ibnu Baas - Ilaahay ha unaxariistee -: Hadii uu yahay caajis waxba dushiisa ma aha waxa u daliila hadalka Ilaahay – Subxaanahu watacaalaa -:1
(فَاتَّقُوا اللَّهَ مَا اسْتَطَعْتُمْ)
Iyo hadalka Nabiga – sallallaahu calayhi wasallam – uu ku yidhi Jaabir ibnu Cabdilaahi – Radiya llaahu canhu – “hadii uu yahay dharkiisa faalal hasaaro - garbkiisa – hadii uu yahay dayiq ha guntado” waa la’isku waafaq sanyahay saxeexnimodiisa.1
Hadii uu karayo in uu asturo labada Garbood ama midkood waxa ku waajiba in uu asturo sida ku cad labada Qawl ee culimadu leeyihiin mid ka mid ah hadii uu ka tago arin kaa Saladdisu ma ansaxayso waxana u daliila Xadiiska Nabiga –sallallaahu calayhi wasallam – ee ah “ yaanuu tukanin midkiin isga oo anay saarnayn Garabkiisu waxbana” waa la’isku waafaq sanyahay saxeexnimodiisa.1
Wallaahu waliyo tawfiiq
Tur: Abuu sulaym Cabdilaahi Al xajari -waffaqahullaah -1