حكم حج من لا يصلي
س: لقد شاهدت أناساً يؤدون فريضة الحج وهم لا يؤدون فريضة الصلاة، فهل يقال: إنه أدى ركناً أو لا، لأنه لا يؤدي الصلاة التي هي عمود الإسلام؟
ج: من ترك الصلاة وهو من أهل وجوبها: فإن تركها عمداً جحداً لوجوبها كفر بالإجماع، وإن تركها تهاوناً وكسلاً كفر على الصحيح من قولي العلماء، والقول في صحة حجة وعدمه على القولين في كفر تارك الصلاة تهاوناً وكسلاً.

[مجموع الفتاوى ومقالات متنوعة] لسماحة الشيخ عبد العزيز بن باز رحمه الله
Xukunka Xajka qofka aan Tukanin
Qofka Su'aasha lehi waxa uu yidhi: Waxa aan arkay dad gudanaya faralkii Xajka, iyagoo aan la imanayn faralkii Salaada, Miyaa la odhankaraa: waxa uu gutay Rukni mise lama odhankaro; maxaa yeelay ma gudanayo Salaada taas oo ah Tiirka Islaamka?1
J: Waxa uu ku jawaabay Sheekh Ibnu Baas - Ilaahay ha unaxariistee -: Cida ka tagta Salaadda isaga oo ka mid ah cida ay ku waajib tahay: hadii uu uga tago Ukas iyo Dafiraad uu dafirayo waajibnimadeeda uu ku Gaaloobayaa arintaana Culimadu way isku waafaqsan yihiin, hadii uu uga tagana Dhayalsi iyo Caajis uu ku gaaloobayaa sida saxeex ah ee ku cad labada Qawl ee culimadu leeyihiin, Hadalka laga hadlo saxanimada Xajkiisa iyo saxa la'aanimada Xajkiisa waxa ay ku noqonaysaa labadii Qawl ee laga yidhi Gaalnimada qofka salaada uga taga Dhayalsi iyo Caajis.1
Majmuuc Fatawaa wa Maqaalaatu Mutanawica
Tur: Abuu sulaym Cabdilaahi Al xajari -waffaqahullaah -1