• If this is your first visit, be sure to check out the FAQ by clicking the link above. You may have to register before you can post: click the register link above to proceed. To start viewing messages, select the forum that you want to visit from the selection below.

إعـــــــلان

تقليص
لا يوجد إعلان حتى الآن.

Xukunka Xajka qofka aan Tukanin* Sheekh Ibnu Baas

تقليص
X
 
  • تصفية - فلترة
  • الوقت
  • عرض
إلغاء تحديد الكل
مشاركات جديدة

  • Xukunka Xajka qofka aan Tukanin* Sheekh Ibnu Baas

    حكم حج من لا يصلي
    س: لقد شاهدت أناساً يؤدون فريضة الحج وهم لا يؤدون فريضة الصلاة، فهل يقال: إنه أدى ركناً أو لا، لأنه لا يؤدي الصلاة التي هي عمود الإسلام؟
    ج: من ترك الصلاة وهو من أهل وجوبها: فإن تركها عمداً جحداً لوجوبها كفر بالإجماع، وإن تركها تهاوناً وكسلاً كفر على الصحيح من قولي العلماء، والقول في صحة حجة وعدمه على القولين في كفر تارك الصلاة تهاوناً وكسلاً.

    [مجموع الفتاوى ومقالات متنوعة] لسماحة الشيخ عبد العزيز بن باز رحمه الله

    Xukunka Xajka qofka aan Tukanin
    Qofka Su'aasha lehi waxa uu yidhi: Waxa aan arkay dad gudanaya faralkii Xajka, iyagoo aan la imanayn faralkii Salaada, Miyaa la odhankaraa: waxa uu gutay Rukni mise lama odhankaro; maxaa yeelay ma gudanayo Salaada taas oo ah Tiirka Islaamka?1
    J: Waxa uu ku jawaabay Sheekh Ibnu Baas - Ilaahay ha unaxariistee -: Cida ka tagta Salaadda isaga oo ka mid ah cida ay ku waajib tahay: hadii uu uga tago Ukas iyo Dafiraad uu dafirayo waajibnimadeeda uu ku Gaaloobayaa arintaana Culimadu way isku waafaqsan yihiin, hadii uu uga tagana Dhayalsi iyo Caajis uu ku gaaloobayaa sida saxeex ah ee ku cad labada Qawl ee culimadu leeyihiin, Hadalka laga hadlo saxanimada Xajkiisa iyo saxa la'aanimada Xajkiisa waxa ay ku noqonaysaa labadii Qawl ee laga yidhi Gaalnimada qofka salaada uga taga Dhayalsi iyo Caajis.
    1

    Majmuuc Fatawaa wa Maqaalaatu Mutanawica


    Tur: Abuu sulaym Cabdilaahi Al xajari -waffaqahullaah -1
يعمل...
X