• If this is your first visit, be sure to check out the FAQ by clicking the link above. You may have to register before you can post: click the register link above to proceed. To start viewing messages, select the forum that you want to visit from the selection below.

إعـــــــلان

تقليص
لا يوجد إعلان حتى الآن.

Xukunka Xajka qofka taariku Salaadka ah* Sheekha Ibnu Baas

تقليص
X
 
  • تصفية - فلترة
  • الوقت
  • عرض
إلغاء تحديد الكل
مشاركات جديدة

  • Xukunka Xajka qofka taariku Salaadka ah* Sheekha Ibnu Baas

    حكم حج تارك الصلاة
    س: ما حكم من حج وهو تارك للصلاة، سواء كان عامداً أو متهاوناً؟ وهل تجزئه عن حجه الإسلام؟
    ج: من حج وهو تارك للصلاة، فإن كان عن جحد لوجوبها كفر إجماعاً، ولايصح حجة.
    أما إن كان تركها تساهلاً وتهاوناً فهذا فيه خلاف بين أهل العلم:
    منهم من يرى صحة حجه، ومنهم من لا يرى صحة حجه.
    والصواب: أنه لا يصح حجه أيضاً، لقول النبي صلى الله عليه وسلم : "العهد الذي بيننا وبينهم الصلاة، فمن تركها فقد كفر"، ولقوله صىل الله عليه وسلم:" بين الرجل وبين الشرك والكفر ترك الصلاة"، وهذا يعم من جحد وجوبها، ويعم من تركها تهاوناً. وبالله التوفيق




    [مجموع فتاوى ومقالات متنوعة] لسماحة الشيخ عبد العزيز بن باز رحمه الله



    Xukunka Xajka qofka taariku Salaadka ah
    S: Waa maxay Xukunka qofka Xaja isaga oo tariku Salaad ah, ha uga tago Salaada Ukas ama Dhayalsi? miyuu ka gudaya Xajkii lagu lahaa?!1
    J: Waxa uu ku jawaabay Sheekh Ibnu Baas - Ilaahay ha unaxariistee -:
    Qofka xaja isaga oo ka tagaya Salaada, hadii ay ka tahay Dafiraad uu dafirayo waajibnimadeeda waa uu Gaaloobayaa Culimadaa oo isku waafaqsan arintaa, Xajikiisuna ma ansaxayo.1
    Hadii uu sababta uu uga tagay ay tahay Dhayalsi am Caajis kaa waa ay isku khilaaf sanyihiin Ahlu cilmigu:1
    Waxa ka mid ah Ahlu cilmiga qaar ku tagay in xajkiisu sax yahay, waxa ka mid ah Ahlu cilmiga qaar ku tagay in aanu xajkiisu sax ahayn.
    1
    sida saxada ahi waa: in aanu sax ahayn Xajkiisu, Xadiiska Nabigu -
    sallallaahu calayhi wasallam - uu yidhi aawadii: Balanka noo dhaxeeya anaga iyo gaalada waa Salaadda, hadaba qofkii ka taga Salaadda waa uu gaaloobay" iyo Xadiiska Nabiga - sallallaahu calayhi wasallam - aawadii : qofka iyo Shirkiga iyo Gaalnimada waxa u dhaxeeya Salaadda oo laga tago"
    Axaadiistan waxa ay koobaysaa qofka Dafira wajibnimada Salaada iyo waxa kale oo ay koobaysaa qafka uga taga salaada Dhayalsi.1
    Wabilaahi tawfiiq

    Majmuuc Fatawaa wa Maqaalaatu Mutanawica


    Tur: Abuu sulaym Cabdilaahi Al xajari -waffaqahullaah -1

    التعديل الأخير تم بواسطة أبو سُليم عبد الله بن علي الحجري; الساعة 06-03-2013, 11:43 AM.
يعمل...
X