حكم تسوية الصفوف
وسئل الشيخ ابن عثيمين رحمه الله: عن حكم تسوية الصفوف؟
فأجاب بقوله: السنة تسوية الصفوف، بل قال بعض العلماء إن تسوية الصف واجبة؛ لأن النبي صلى الله عليه وسلم لما رأى رجلاً بادياً صدره قال: "عباد الله لتسون صفوفكم أو ليخالفن الله بين وجوهكم". وهذا وعيد، ولا وعيد إلا على فعل محرم أو ترك واجب. والقول بوجوب تسوية الصفوف قول قوي، وقد ترجم البخاري - رحمه الله - على ذلك بقوله: "باب إثم من لم يتم الصفوف".
Xukunka simidda safafka salaada
Wax la waydiiyay sh. Ibnu Cusaymiin - Ilaahay ha u naxariistee - : Xukunka simidda safafka salaada?1
Wax uu ku jawaabay sheekhu -Ilaahay ha u naxariistee -: Sunnadu waxa weeyaan in sufuufta la simo, in ay sunnu noqoto iska daayee Culimada qaarkood waxay yidhaahdeen: in safafka la simaa waa waajib; waayo Nabigu - sallallaahu calayhi wasallam - markuu arkay nin laabtiisu soo baxsan yahay waxa uu yidhi: "Adoomadii Ilaahayaw sufuuftiina waydin simi oo waydin simi, ama wajiyadiin ayuu ilaahay badali". kaasina waa goodi, goodi ma imaado ilaa in ficil xaaraana la sameeyo ama in laga tago shay waajib. hadaba qawlaka odhanaya in safka la simaa waa waajib waa qawl xoog badan, Imaamu Bukhaari saxeexiisa waxa uu u baabsaday sidan "Baabka: danbiga uu ku dhacayo qofka aan dhamaystirin safafka"1
Tur: Abuu Sulaym Cabdillaah Al Xajari - Ilaahay ha waafajiyo wixii Wanaagsan -1

تعليق