إستعمال ما يزيل رائحة الفم للصائم
سـ14ـ: يوجد في الصيدليات معطر خاص للفم، وهو عبارة عن بخاخ، فهل يجوز إستعماله خلال نهار رمضان لإزالة الرائحة من الفم؟
جـ14ـ: لا نعلم باساً في إيستعمال ما يزيل الرائحة الكريهة من الفم في حق الصائم وغيره إذا كان ذلك طاهراً مباحاً

مجموع فتاوى للشيخ ابن بار
Isticmaalida Shay baabinaya Urta Qofka sooman Afkiisa ka soo baxaysa
S: Waxa yaala oo laga helaa Farmasiiyada Cadar uu gaar ah Afka, waana Shay Afka layskaga buufiyo, markaa may banaan tahay in la isticmaalo Dharaarta Ramaadanta si loo baabiyo Urta Afka ?1
J: Waxa uu ku jawaabay Sheekh Ibnu Baas - Ilaahay ha u naxariistee - : Ma ogin wax dhibaato ah oo ku jirta in la isticmaalo Shay baabinaya Urta xun ee Afka, ha isticmaalo Qofka soomani ama qayrkiiba, hadii uu yahay Shay banaan oo Daahir ah .1
Majmuucu Fatwaa Sheekh ibnu Baas-raximahulaah
Tur: Abu Xudayfa Axmed ibnu Maxamuud Assomali-ILaahay Dalabu Cilmiga ha u sahlo-1