• If this is your first visit, be sure to check out the FAQ by clicking the link above. You may have to register before you can post: click the register link above to proceed. To start viewing messages, select the forum that you want to visit from the selection below.

إعـــــــلان

تقليص
لا يوجد إعلان حتى الآن.

Candhuufta oo la liqaa Qofka sooman miyey ka jabinaysaa Soonka?Sh. Ibnu Cusaymiin-Raximahulaah

تقليص
X
 
  • تصفية - فلترة
  • الوقت
  • عرض
إلغاء تحديد الكل
مشاركات جديدة

  • Candhuufta oo la liqaa Qofka sooman miyey ka jabinaysaa Soonka?Sh. Ibnu Cusaymiin-Raximahulaah

    إبتلاع الريق لا يفطر الصائم
    سـ19ـ: هل بلع الريق يفطر الصائم؟
    جـ19ـ: إبتلاع الريق لا يفطر الصائم، لأنه أمر لا يمكن التحرز منه ،وعلى هذا فإذا جمع الإنسان ريقه فابتلعه فإنه لا يفطر بذلك، لكن ذكر بعض أهل العلم إنه يكره للصائم أن يجمع ريقه فيبتلعه. والله الموفق



    فتاوى منار الإسلام للشيخ إبن عثيمين رحمه الله



    Candhuufta oo la liqaa Soonka kama jabinayso Qofka sooman
    S:Candhuufta oo la liqaa Qofka sooman miyey ka jabinaysaa Soonka?1

    J: Waxa uu ku jawaabay Sheekh Ibnu Cusaymiin - Ilaahay ha u naxariistee - : Candhuufta oo la liqaa Soonka kama jabinayso Qofka, waayo waa shay aan layska ilaalin karayn, sidaas dardeed hadii uu qofku uu -Afkiisa- ku ururiyo Candhuuftiisa, kadibna uu liqo, Soonku kagama jabayo arintaas, laakiin badh ka mid ah Culimadu waxay sheegeen in qofka sooman loo karho inuu Cadhuuftiisa uu ururiyo kadibna liqo.1

    Fataawooyinka Nuurul Al Islaam
    Sheekh ibnu Cusaymiin

    Tur:Abu Xudayfa Axmed ibnu Maxamuud Assomali-ILaahay Umuurahiisa ha u fududeeyo-1
    التعديل الأخير تم بواسطة أبو سُليم عبد الله بن علي الحجري; الساعة 29-01-2013, 10:59 AM.

  • #2
    Aad ayaad u mahad santahay
    Ilaahay dadka muslimiinta haku anfaco fatwadan cilmiyaysan

    تعليق

    يعمل...
    X