In hore loo dhaqaaqo, si hormaritaan loo diido
Waxa u banaana qofka tukanaya hore u dhaqaaqo Talaabo ama wax ka badan, si uu ugu diido cid aan waajibaad saarnayan in uu hortiisa maro, sida xayawaanka iyo Ilmaha yar, si uu maro xagiisa danbe.1
Tur: Abuu Sulaym Cabdillaah Al Xajari - Ilaahay ha waafajiyo wixii Wanaagsan -1

waxa aad ka eegi kartaa {Talkhiis Sifatu salaatu nabiyi}1