س57: يقول الرسول عليه الصلاة والسلام ( تسحروا فإن في السحور بركة) فما المقصود ببركة السحور؟
ج57: بركة السحور المراد بها البركة الشرعية والبركة البدنية، أما البركة الشرعية منها إمتثال أمر الرسول والاقتداء به ، وأما البركة البدنية فمنها تغدية البدن وقوته على الصوم.
(Suxuurta,waayo waxa Suxuurta ku jirta Barako)
Markaa maxaa looga jeedaa Barakada Suxuurta?1
J: Waxa uu ku jawaabay sheekh Ibnu Cusaymiin - Ilaahay ha unaxariistee - :Barakada Suxuurta waxa looga jeedaa Barakada Diineed iyo Barakada Jidheed, Barakada Diineed waxa ka mid ah in loo hogaansado Amarka Rasuulka -sallallahu calayhi wasalam- iyo in lagu daydo, Barakada Jidheedna waxa ka mid ah in Jidhku Cunto uu cuno, Awoodna u yeesho Soonka.1
*Masaa'ilu fi Siyaam Sheekh ibnu Cusaymiin*
Tur: Abu Xudayfa Axmed ibnu Maxamuud Assomali-ILaahay Muraadkiisa ha u fududeeyo-1

مسائل في الصيام لفضيلة الشيخ العلامة محمد بن صالح العثيمين - رحمه الله
S: Waxa uu leeyahay Rasuulku-calayhi salaatu wasalaam- 1
( تسحروا فإن في السحور بركة)