س56: نحن في بلاد لا تغرب الشمس فيها إلا الساعة التاسعة والنصف مساءً أو العاشر فمتى نفطر؟
ج56: تفطرون إذا غربت الشمش فما دام لديكم ليل ونهار في 24 ساعة فيجب عليكم الصوم ولو طال النهار.

مسائل في الصيام لفضيلة الشيخ العلامة محمد بن صالح العثيمين - رحمه الله
S: Waxaanu joognaa Wadan aanay Cadceedu ka dhicin ilaa sacaada 9:30pm ama 10:00pm, markaa koorma ayaanu afurnaa ?1
J: Waxa uu ku jawaabay sheekh Ibnu Cusaymiin - Ilaahay ha unaxariistee - : Waxaad afuraysaan markay Cadceedu dhacdo, madaama 24kii sacadood aad leedihiin Habeen iyo Maalin , markaa waxa idinku waajib ah Soon, haba dheeraato Maalintuye.1
*Masaa'ilu fi Siyaam Sheekh ibnu Cusaymiin*
Tur: Abu Xudayfa Axmed ibnu Maxamuud Assomali-ILaahay Umuurahiisa ha u fududeeyo-1