Waxaan lajeclaaday naftayda iyo nafaha Muslimiintaba inaan u soo bandhigo ururintan oo ah khaladad Ku imaada salaada
Ka faa'idaysi wacan
***********************
***********************
Ku dhawaaqa Niyadda salaada dhexdeeda (Sh. Ibnu Baas)1
***********************
Kor u qaadida labada Lugood midkood Sujuuda dhexdeeda* Sh. Ibnu Cusaymiin
***********************
Malaasimbaa in la dhaqaajiyo Dibnaha Salaada dhexdeeda? Sh. Ibnu Cusaymiin
***********************
"أقامها الله وأدامها" Hadalka ah
***********************
Dib u dhigida Wiilka yare booskiisa" SH. Ibnu Baas
***********************
In loo tukado Qubuurta waa xaaraan* Sh. Albaani
***********************
In hore loo dhaqaaqo, si hormaritaan loo diido* Sh. Albaani
***********************
Waxa Salaaada goynaya* Sh. Albaani
***********************
Xukunka simidda safafka salaada. Sh.Ibnu Cusaymiin - Ilaahay ha u naxariisto
***********************
Ma saxeex baa in la yidhaahdo: (Ilaahay ma soo eego Safka qaloocsan) marka la simayo safafka
***********************
Halkee ayuu istaagayaa Ma'muumku hadii uu yahay Qof kaliya* Sheekh Ibnu Baas
***********************
Xukunka in uu banaanado labada Garab midkoo Salaadda dhexdiisa* Sheekh Ibnu Baas
***********************
تعليق