• If this is your first visit, be sure to check out the FAQ by clicking the link above. You may have to register before you can post: click the register link above to proceed. To start viewing messages, select the forum that you want to visit from the selection below.

إعـــــــلان

تقليص
لا يوجد إعلان حتى الآن.

Kor u qaadida labada Lugood midkood Sujuuda dhexdeeda* Sh. Ibnu Cusaymiin

تقليص
X
 
  • تصفية - فلترة
  • الوقت
  • عرض
إلغاء تحديد الكل
مشاركات جديدة

  • Kor u qaadida labada Lugood midkood Sujuuda dhexdeeda* Sh. Ibnu Cusaymiin

    رفع إحدى رجليه اثناء السجود
    س: فضيلة الشيخ: يشاهد على بعض المصلين أنه في أثناء سجوده يرفع إحدى قدميه أو كلتيهما، فما حكم هذا الفعل.؟
    فأجاب الشيخ ابن عثيمين رحمه الله: لا يجوز للساجد أن يرفع شيئاً من أعضائه السبعة، لأن النبي صلى الله عليه وسلم قال: أمرنا أن نسجد على سبعة أعظم، على الجبهة - وأشار بيده إلى أنفه - والكفين والركبتين وأطراف القدمين" فإن رفع رجليه أو إحداهما، أو جبهته، أو أنفه أو كليمها، فإن سجوده يبطل ولا يعتد به، وإذا بطل سجوده فإن صلاته تبطل.

    [لقاء الباب مفتوح، ابن عثيمين ج 25 ص 22]

    Kor uqaadida labada Lugood midkood Sujuuda dhexdeeda

    S: Sheekh waxa la arkayaa dadka tukanaya qaarkood in markay Sujuud sanyihiin ay kor u qaadayaan gomohooda mid kamida ama labadaba, waa maxay xukunka ficilakan?1
    J: Waxa uu ku jawaabay sheekh Ibnu Cusaymiin - Ilaahay ha unaxariistee -: uma banaana qoka sujuudsan in uu kor u qaado wax ka mida xubnihiisa Todobada ah, maxaa yeelay Nabigu - sallallaahu calayhi wasalam - waxa uu yidhi: "waxa nala amray ina aanu ka sujuudno Todoba xubnood, Wajiga - waxaana uu tilmaamay (Nabigu) sankiisa -, labada Gacmood, labada Jilib iyo labada Gomodood farahooga hore", hadaba hadii uu kor u qaado labadiisa Lugood ama midkood, ama Wajigiisa, ama Sankiisa ama labadoodaba, hadaba Sujuudiisu way buraysaa mana tirsanayo, hadii ay burto Sujuudiisu Salaadiisuna way buraysaa. waxa aad ka eegi kartaa {liqaau albaab maftuux" ee uu leeyahay Sheekhu -ibnu Cuthaymiin - qaybta 25aad bogga 22aad}1

    Tur
    : Abuu sulaym Cabdilaahi Al xajari -waffaqahullaah -1
يعمل...
X