السؤال: هل يجوز شرب الماء أثناء الوضوء؟
لجواب
الشيخ: نعم يجوز أن يشرب الإنسان الماء أثناء الوضوء لكن إذا كان مكان الماء بعيداً بحيث تنقطع الموالاة إذا ذهب ليشرب فإنه ينتظر حتى ينتهي من وضوءه ثم يذهب ويشرب.
S: may banaan tahay in biyo la cabo Waysada dhexdeeda?1
J: Waxa uu ku jawaabay sheekh Ibnu Cusaymiin - Ilaahay ha unaxariistee - : Haa wey banaan tahay in uu Qofku cabo Biyo Weysada dhexdeeda, laakiin hadii goobta Biyuhu ay fogtahay halkaasoo hadii uu u tago si uu Biyo usoo cabo ay go'ayso xidhiidhintii Weysadu wuu sugayaa ilaa inta uu dhamaysanayo Weysadiisa kadib ayuu tagayaa oo uu Biyo soo cabayaa.1
Halkan ka qaado Fatwada
Tur:Abu Xudayfa Axmed ibnu Maxamuud Assomali-ILaahay Umuurahiisa ha u fududeeyo-1