• If this is your first visit, be sure to check out the FAQ by clicking the link above. You may have to register before you can post: click the register link above to proceed. To start viewing messages, select the forum that you want to visit from the selection below.

إعـــــــلان

تقليص
لا يوجد إعلان حتى الآن.

may banaan tahay in biyo la cabo Waysada dhexdeeda?sh.Ibnu Cusaymiin-raximahulaah

تقليص
X
 
  • تصفية - فلترة
  • الوقت
  • عرض
إلغاء تحديد الكل
مشاركات جديدة

  • may banaan tahay in biyo la cabo Waysada dhexdeeda?sh.Ibnu Cusaymiin-raximahulaah

    السؤال: هل يجوز شرب الماء أثناء الوضوء؟
    لجواب
    الشيخ: نعم يجوز أن يشرب الإنسان الماء أثناء الوضوء لكن إذا كان مكان الماء بعيداً بحيث تنقطع الموالاة إذا ذهب ليشرب فإنه ينتظر حتى ينتهي من وضوءه ثم يذهب ويشرب.


    S: may banaan tahay in biyo la cabo Waysada dhexdeeda?1
    J:
    Waxa uu ku jawaabay sheekh Ibnu Cusaymiin - Ilaahay ha unaxariistee - : Haa wey banaan tahay in uu Qofku cabo Biyo Weysada dhexdeeda, laakiin hadii goobta Biyuhu ay fogtahay halkaasoo hadii uu u tago si uu Biyo usoo cabo ay go'ayso xidhiidhintii Weysadu wuu sugayaa ilaa inta uu dhamaysanayo Weysadiisa kadib ayuu tagayaa oo uu Biyo soo cabayaa.1
    Halkan ka qaado Fatwada


    Tur:Abu Xudayfa Axmed ibnu Maxamuud Assomali-ILaahay Umuurahiisa ha u fududeeyo-1

يعمل...
X