• If this is your first visit, be sure to check out the FAQ by clicking the link above. You may have to register before you can post: click the register link above to proceed. To start viewing messages, select the forum that you want to visit from the selection below.

إعـــــــلان

تقليص
لا يوجد إعلان حتى الآن.

"أقامها الله وأدامها" Hadalka ah

تقليص
X
 
  • تصفية - فلترة
  • الوقت
  • عرض
إلغاء تحديد الكل
مشاركات جديدة

  • "أقامها الله وأدامها" Hadalka ah

    "أقامها الله وأدامها" Hadalka ah
    S: Sheekh waxaanu ka maqlanaa dadka qaar Iqaamada kadib hadal ah
    "أقامها الله وأدامها"
    waa maxay xukunka arintaas?1
    J: Waxa uu ku jawaabay sheekh Ibnu Cusaymiin - Ilaahay ha unaxariistee - : Waxa ku soo arooray xadiiskan kana soo arooray Rasuulka - calayhi salaatu wasalaam - in uu ahaa nabigu mid idhaahda marka uu idhaahdo Mu'adinku
    "قد قامت الصلاة"
    waxa uu nabigu odhan jiray:1
    "أقامها الله وأدامها"
    laakiinse xadiisku waa daciif xujana ku kicimayso - daliil manoqon karo -1
    waxa aad ka eegi kartaa {liqaa'u baabu maftuux ee sheekha Ibnu Cusaymiin buuga 55aad bogga 124aad}1


    Tur: Abuu Sulaym Cabdilaahi Al Xajari
يعمل...
X