"أقامها الله وأدامها" Hadalka ah
S: Sheekh waxaanu ka maqlanaa dadka qaar Iqaamada kadib hadal ah
"أقامها الله وأدامها"
waa maxay xukunka arintaas?1
J: Waxa uu ku jawaabay sheekh Ibnu Cusaymiin - Ilaahay ha unaxariistee - : Waxa ku soo arooray xadiiskan kana soo arooray Rasuulka - calayhi salaatu wasalaam - in uu ahaa nabigu mid idhaahda marka uu idhaahdo Mu'adinku
"قد قامت الصلاة"
waxa uu nabigu odhan jiray:1
"أقامها الله وأدامها"
laakiinse xadiisku waa daciif xujana ku kicimayso - daliil manoqon karo -1
waxa aad ka eegi kartaa {liqaa'u baabu maftuux ee sheekha Ibnu Cusaymiin buuga 55aad bogga 124aad}1S: Sheekh waxaanu ka maqlanaa dadka qaar Iqaamada kadib hadal ah
"أقامها الله وأدامها"
waa maxay xukunka arintaas?1
J: Waxa uu ku jawaabay sheekh Ibnu Cusaymiin - Ilaahay ha unaxariistee - : Waxa ku soo arooray xadiiskan kana soo arooray Rasuulka - calayhi salaatu wasalaam - in uu ahaa nabigu mid idhaahda marka uu idhaahdo Mu'adinku
"قد قامت الصلاة"
waxa uu nabigu odhan jiray:1
"أقامها الله وأدامها"
laakiinse xadiisku waa daciif xujana ku kicimayso - daliil manoqon karo -1
Tur: Abuu Sulaym Cabdilaahi Al Xajari