إن أمرتهم بالصلاة فاتتني تكبيرة الإحرام
سئل الشيخ ابن عثيمين رحمه الله: شخص رأى عمالاً في طريقه إلى المسجد فوقف عندهم وأمرهم بالصلاة ونصحهم ثم فاتته تكبيرة الإحرام، بسبب تأخره عند هؤلاء العمّال، فهل يعطى أجر من حضر تكبيرة الإحرام أم لا؟
فأجابه رحمه الله: يعطى أجراً أكثر ممن حضر تكبيرة الإحرام، لأن حضور تكبيرة الإحرام إنما هو سنة، وأما نصح هؤلاء وأمرهم بالمعروف فإنه واجب، فهو يثاب على ذلك أكثر مما فاته من تكبيرة الإحرام.

[فتاوى نور على الدرب، ابن عثيمين ج 1 ص 197]
Hadii aan faro salaad waxa iga tagaysa takbiirta salaada lagu xidho
S: Qof masjidka ku sii socda ayaa arkay dad shaqaynaya, waa uu utagay waxana uu amray in ay tagaan salaada waanuu u nasteexeeyay kabacdi waxa dhaaftay takbiirta salaada lagu xidho, sababtooah inuu ku habsaamay dadkii shaqaynayay, miyuu helayaa ajarka qofka joogay takbiirta salaada lagu xidho?1
waxa uu ku jawaabay sheekh Inbu Cusaymiin - Ilaahay ha unaxariistee -: waxa uu heleyaa ajar kabadan qofka jooga takbiirta salaada lagu xidho, waayo in lajoogaa takbiirta salaada lagu xidho waa sunne, nasteexada uu unasteexeeyay kuwaa - kuwii shaqaynayay - iyo in uu amro waxa wanaagsan waa waajib, waxa lagu abaal marinayaa wax kabadan kajooga takbiirta salaada lagu xidho.1
waxa aad ka Eegi kartaa (Fataawa nuur calaa darbi ee sheekh ibnu Cusaymiin buuga 1aad bogga 197aad)1
Turjume: Abuu Sulaym Cabdilaahu Al Xajari - xafidahullaah -1