السؤال :هل ورد ذكرعند الفطر من الصوم وجزاك الله خيرا ؟.
الجواب :وأنت أيضا جزاك الله خيرا نعم ورد لكن لا يثبت , ورد: ((اللهم لك صمت وعلى رزقك أفطرت)) وورد: ((ذهب الظمأ وابتلت العروق وثبت الأجر إن شاء الله)) وكلاهما لا يثبت فأنت تدعوا بما يسر الله بما تيسر والحمد لله .اهـ
Su'aal:Duco miyey soo aroortay marka la afuraayo?1
Jawaab: haa wey soo aroortay laakiin may sugnaan
Waxa soo arooray:1
((اللهم لك صمت وعلى رزقك أفطرت))
Ilaahayow daradaabaan u soomay,Risiqaagana waan ku afuray)1
Waxa kale ee soo arooray:1
((ذهب الظمأ وابتلت العروق وثبت الأجر إن شاء الله))
Oonkii uu tagay ,Xididadiina wey qoyeen, Ajarkiina uu sugmay insha alaah)1
Labadooduna ma sugna-Nabiga salalaahu calayhi wasalam kama sugna-markaa waxaad ku ducaysanaysaa wixii ku fududada ee Ilaahay fududeeyo mahad oo dhana Ilaahaybaa iska leh.1
Halkan ka qaado Fatwada cod ahaan
Turjume:Abu Xudayfa Axmed ibnu Maxamuud Assomali-xafidahulaah