س(4): ما أفضل ما يُضحى به؟
ج(4): أفضل التضحية بالبدنة ثم البقرة ثم الشاة، والدليل على ذلك حديث ابن عباس رضي الله عنهما قال: (كنا مع رسول الله صلى الله عليه وسلم في سفر فحضر النحر فأشركنا في البعير عن عشرة والبقرة عن سبعة) رواه الترمذي والنسائي وصححه شيخنا مقبل بن هادي الوادعي في (الصحيح المسند مما ليس في الصحيحين) (1/476).
وجه الدلالة من الحديث: أن الواحدة من البعير تعدل عشر شياه، والواحدة من البقر تعدل سبع شياه
su'aal (4):waa maxay waxa ugu fiican ee lagu Udxiyeystaa?u
jawaab (4):Udxiyada ugu fiicaani waa in lagu udxiyeysto neef Geel ah, amba neef lo' ah (sac) ,amba neef Adhi ah (lax) waxaana u daliil ah xadiiska ibnu cabaas _radiyalaahu canhu isaga iyo Aabihiiba _ wuxuu yidhi (Rasuulka ayaanu la soconay Safar _salalaahu calayhi wasalam_ ka dibna waxa gaadhay Gawracii, Toban ayaanu ku wadaagnay hal Awr, Todobana Sac ayaanu ku wadaagnay) waxa soo wariyey Imaam Tirmidi iyo Imaam Nasaa'i
waxaana saxiixiyey sheekheena Muqbil ibnu Haadi al Waadiciyi (Saxeexul Musnadka (1/476).1
halka laga daliilsanaayo xadiisku waa: in (Hal) Awr uu u dhigmo (Toban) laxood ,halka sacna uu u dhigmo (Todoba) laxood. a
halkan ka eeg
faa'iidooyin dheeraad ah