• If this is your first visit, be sure to check out the FAQ by clicking the link above. You may have to register before you can post: click the register link above to proceed. To start viewing messages, select the forum that you want to visit from the selection below.

إعـــــــلان

تقليص
لا يوجد إعلان حتى الآن.

waa maxay xukunka qofka sooma maalinta Carafo isagoo xajiyaya? waxa jawaabaya sheekh ibnu Baaz ilaahay ha u naxariisto

تقليص
X
 
  • تصفية - فلترة
  • الوقت
  • عرض
إلغاء تحديد الكل
مشاركات جديدة

  • waa maxay xukunka qofka sooma maalinta Carafo isagoo xajiyaya? waxa jawaabaya sheekh ibnu Baaz ilaahay ha u naxariisto

    الحاج ليس عليه صيام يوم عرفة
    ما حكم من صام يوم عرفة وهو حاج؟
    الحاج ليس عليه صيام يوم عرفة وإن صام يخشى عليه الإثم؛ لأن رسول اله صلى الله عليه وآله وسلم نهى عن صوم يوم عرفة بعرفة ولم يصم. فالحاج لا يصوم. وإن تعمد الصيام وهو يعلم النهي يخشى عليه من الإثم؛ لأن الأصل في النهي التحريم.

    qofka xajaya laguma laha soonka maalinta Carafo

    waa maxay xukunka qofka sooma maalinta Carafo isagoo xajaya?1
    qofka xajaya dushiisa ma aha soonka maalinta Carafo , hadii u soomana waxa looga baqayaa in uu dushiisa ahaado Danbi , waayo Rasuulku "sallaahu calayhi wasalam" wuxuu diiday soonka maalinta Carafo iyadoo la joogo buurta Carafo,muuna soomin Rasuulku "sallaahu calayhi wasalam" Carafa isagoo jooga, markaa qofka xajaya ma soomayo,hadii uu ukaso soonkana isagoo og diidamada _Nabiga_waxa looga baqayaa dushiisa Danbi ,waayo diimada _Nabiga_ waxa u asal ah xaraan

    waxa Turjumay:
    1
    Axmed ibnu Maxamuud

    التعديل الأخير تم بواسطة أبو سُليم عبد الله بن علي الحجري; الساعة 07-12-2012, 04:19 PM.

  • #2
    Aad ayaad umahad santahay walaalkeen axamed
    Ilaahay hakaa abaal mariyo
    Faa'ido
    قال الشيخ محمد بن علي حزام حفظه الله :
    ما حكم صيام عرفة لمن كان بعرفة؟
    في المسألة ثلاثة أقوال:
    الأول: التحريم وهو قول يحيى بن سعيد الأنصاري، ورجحه الصنعاني، واستدلوا بحديث أبي هريرة رضي الله عنه، أن النبي صلى الله عليه وسلم نهى عن صيام يوم عرفة بعرفة. لكنه ضيعف؛ فإنه من طريق: مهدي العبدي الهجري، عن عكرمة، عن أبي هريرة به، ومهدي الهجري مجهول الحال.
    الثاني: استحباب فطره وهو قول الجمهور واستدلوا بحديث ميمونة بنت الحارث، وأم الفضل بنت الحارث، وكلاهما في الصحيحين أن النبي صلى الله عليه وسلم شرب من لبن يوم عرفة بعرفة، هذا هو الراجح، والله أعلم.
    الثالث: استحباب صومه، وقد كان ابن الزبير، وأسامة بن زيد وعائشة ضي الله عنها يصومونه، وكان ذلك يعجب الحسن، ....
    إلى أن قال حفظه الله : وقيد بعض هؤلاء الاستحباب بما إذا لم يضعفه عن الوقوف الدعاءن واستدلوا بعموم حديث: "يكفر السنة الماضية والباقية".
    .اهـ بالإختصار في كتابه الماتعة "إتحاف الأنام"
    Waxa uu yidhi sheekh Maxamed Xisaam:1
    Waamaxa xukunka soonka maalinta Carafo qofikii jooga buurta Carafo (xaajika)?1
    masalada waxa kujira saddex qawl:1
    qawlka kowaad waxa uu odhanaya: waa xaaraan -soonka maalinta carafo Qofaka jooga buurta Carafo - waxana weeyi qawlkii Yaxya al ansaari, waxana rajaxay Imaamu Sancaani waxayna daliilshadeen xadiiska uu Abuu hurayra - radiya laahu canhu - in uu nabigu diiday in uu soomo carafo qafka jooga buurta Carafo" laakiinse xadiisku waa daciif waxana uu ku yimi - xadiisku - dariiqa : Mahdi al Cabdi al Hajari oo uu kawarinayo Cikrima Cikrimana uu kawarinayo Abii hurayra, Mahdi al Hajari waa majhuulu xaal (xaalkiisa lama karanayo).1
    Qawlka labaad waxa uu odhanaya; waxa sunne ah in la'afuro -soonka malinta Carafo qofkii jooga buurta Carafo - waana qawlkii culimada badankood, waxana ay daliishadeen xadiiska Maymuunah bintul xaaritha iyo umul Fadal bintul xaaritha labada xadiithba waxa lagu soo saaray labada saxiis in uu yidhi nabigu - salalaahu calayhi wasalam - in uu caba caano maalintii Carafo isaga oo jooga buurtii Carafo, kan ayaana raajix ah Ilaahay ayaana u cilmi badan.1
    Qawlaka saddexaad waxa uu odhanayaa: waa sunne - soonka maalintas qofkii jooga buurta carfo -, waxa uu ahaa ina zubayr, Usaama ibnu zayd iyo caa'isha - Radiya laahu canhum -arinkaasina Xassan waa uu cajab kalinjiray.....1
    ilaa uu yidhi sheekhu - Ilaahay ha'ilaaliye -: waxa aya ku gaar yeeleen qaar kamida kuwaa hore loosoo sheekay in hadaanuu ka daciifin istaagi taanka iyo ducaysiga, waxana ay daliilsadeen xadiiskan caamkiisa
    "يكفر السنة الماضية والباقية"
    waxa lagu danbi dhaafayaa sanakii tagay iyo ka hadhay" wax ka eegi kartaa kitaabka sheekha {Itxaaful anaam bogga (188-189)}.1

    Waxa turjumay:1
    Abuu sulaym Cabdilaahi Al Xajari
    التعديل الأخير تم بواسطة أبو سُليم عبد الله بن علي الحجري; الساعة 07-12-2012, 04:10 PM.

    تعليق

    يعمل...
    X