• If this is your first visit, be sure to check out the FAQ by clicking the link above. You may have to register before you can post: click the register link above to proceed. To start viewing messages, select the forum that you want to visit from the selection below.

إعـــــــلان

تقليص
لا يوجد إعلان حتى الآن.

waa goorma goorta ay bilaamayso ducadu maalinta Carafo? waxa ka jawaabaya "sheekh ibnu Baaz" ilaahay ha u naxariisto

تقليص
X
 
  • تصفية - فلترة
  • الوقت
  • عرض
إلغاء تحديد الكل
مشاركات جديدة

  • waa goorma goorta ay bilaamayso ducadu maalinta Carafo? waxa ka jawaabaya "sheekh ibnu Baaz" ilaahay ha u naxariisto

    (وقت بدء الدعاء في عرفة)

    ما هو الوقت الذي يبدأ فيه الدعاء في عرفة؟

    بعد الزوال بعدما يصلي الظهر والعصر جمعاً وقصراً بأذان واحد وإقامتين، يتوجه الحاج إلى موقفه بعرفة، يجتهد في الدعاء والذكر والتلبية ويشرع له رفع اليدين في ذلك مع البدء بحمد الله والصلاة على النبي صلى الله عليه وسلم إلى أن تغيب الشمس.


    goorta ay bilaamayso Ducadu maalinta Carafo

    waa goorma goorta ay bilaamayso Ducadu maalinta Carafo?c

    Ka dib markay cadeedu ka leexato badhtamaha uuna tukado salada Duhur iyo ta Casar isagoo qasrinaaya oo jamcinaayana , Eedaan kalyana adimaaya iyo laba Aqiimana aqiimaya, ayuu qofka xajaya u jeesanayaa dhanka Carafo,xuska Ilaahay , Ducada Ilaahay iyo Talbiyada ayuu ku dadaalayaa , waxaana loo sharciyey inuu
    Gacmaha kor u qaado markaasi isagoo ku bilaabaya Xamdalada iyo Saliga Nabiga "sallaahu calayhi wasalam" ilaa intay cadeedu ka dhacayso.1
    التعديل الأخير تم بواسطة أبوحذيفة أحمد بن محمود السعدي; الساعة 01-12-2012, 10:28 AM.
يعمل...
X