(وقت بدء الدعاء في عرفة)
ما هو الوقت الذي يبدأ فيه الدعاء في عرفة؟
بعد الزوال بعدما يصلي الظهر والعصر جمعاً وقصراً بأذان واحد وإقامتين، يتوجه الحاج إلى موقفه بعرفة، يجتهد في الدعاء والذكر والتلبية ويشرع له رفع اليدين في ذلك مع البدء بحمد الله والصلاة على النبي صلى الله عليه وسلم إلى أن تغيب الشمس.
goorta ay bilaamayso Ducadu maalinta Carafo
waa goorma goorta ay bilaamayso Ducadu maalinta Carafo?c
Ka dib markay cadeedu ka leexato badhtamaha uuna tukado salada Duhur iyo ta Casar isagoo qasrinaaya oo jamcinaayana , Eedaan kalyana adimaaya iyo laba Aqiimana aqiimaya, ayuu qofka xajaya u jeesanayaa dhanka Carafo,xuska Ilaahay , Ducada Ilaahay iyo Talbiyada ayuu ku dadaalayaa , waxaana loo sharciyey inuu Gacmaha kor u qaado markaasi isagoo ku bilaabaya Xamdalada iyo Saliga Nabiga "sallaahu calayhi wasalam" ilaa intay cadeedu ka dhacayso.1