حكم الصلاة خلف من يعمل التمائم
هناك مسجد أسسه رجل يعمل بالتمائم والحجب ويؤتى له بالنذر ، وتضرب في دياره الطبول ، ويزعمون أنه يعالج المجانين بالطبول والتمائم وما شابه ذلك . فهل هذا المال المكتسب الذي أسس به المسجد يجعل المسجد مؤسسا على غير التقوى كمسجد ضرار ؟ وهل تجوز الصلاة خلفه ؟ أفيدونا أفادكم الله .
الجواب : هذا الرجل لا يصلى خلفه ; لأن ظاهره فساد العقيدة، أما المسجد فلا بأس أن يصلى فيه، ولا ينظر إلى نفقته، بل يصلي فيه أهل السنة والجماعة حتى يبتعد عنه أهل الشر والفساد. أما هذا الرجل الذي هذا عمله فلا يصلى خلفه؛ لأن ظاهره فساد العقيدة وعدم الاستقامة.
وفق الله الجميع للعافية والسلامة.
Xukunka ay leedahay in lagu daba tukado qof ka sameeya Qardhaasaha
Waxa jira Masjid uu aasaasay nin ku shaqaysta Qardhaasaha iyo Xujubta (wax yaabaha ay dadku ka aamin san yihiin in ay wax ka xijaabaan) waana loo nadraa , gurigiisana durbaano ayaa lagu garaacaa, waxana ay sheeg taan in ay ku daweenayaan dadka waalan durbaano, Qardhaaso iyo wax lamida. Hadaba lacagtan laga dheeftay shaqadan taas oo Masaajidka lagu aasaasay miyuu kadhigayaa Masjid lagu aasaasay Taqwo la’aan sidii Masjidu diraar? Miyay bananatahay in lagu daba tukadana – ninka kor ku xusan -? Noo fa’ideeya Ilaahay ha idiin faa’ideeye?1
J: Waxa uu ku jawaabay Sheekh Ibnu Baas - Ilaahay ha u naxariistee - ; Ninkan lagu ma daba tukanayo, waayo waxa ka muuqda in ay Caqiidadiis ay xuntaha, Masaajika miyaa isaga waa lagu tukan karaa la mana eegayo lacagta lagu bixiyay, iskaba daaye Ahlu Sunnaha ayaa tukinaya ilaa inta ay uga fogaanayaan dadka Sharka iyo Fasaadka wada, Ninkan Shaqadiisu arinkaa yahay miyaa lagu ma daba tukanayo, waayo sida ka muuqata waa in uu Caqiidadiisu ay Faasid tahay iyo toosnaan la’aan.
Dhamaan Ilaahay hawaafajiyo Caafiyada iyo Salaamada
Majmuucu Fatwaa Sheekh ibnu Baas-raximahulaah
Tur: Abu Sulaym Cabdilaahi ibnu Cali -ILaahay Umuurahiisa ha u fududeeyo-1