السؤال: ما حكم سب الدين الإسلامي؟
الجواب
الشيخ: سب الدين الإسلامي كفر لأن سب الدين الإسلامي سب للرسول عليه الصلاة والسلام ولله سبحانه وتعالى إذ أن الدين الإسلامي هو الدين الذي بعث الله به رسوله وهو الذي رضيه لعباده ديناً فإذا سبه المرء فقد سب الله سبحانه وتعالى وطعن في حكمته واختياره وكذلك سبّ الرسول صلى الله عليه وسلم لأنه صاحب الرسالة وصاحب هذا الدين فهو كفر والعياذ بالله.
S: waa maxay xukunka in la caayo Diinta Islaamka ?1
J: Waxa uu ku jawaabay sheekh Ibnu Cusaymiin - Ilaahay ha unaxariistee - : Diinta Islaamka oo la caayaa waa Gaalimo, maxaa yeelay Diinta Islaamka oo la caayaa waa Cay la caayayo Rasuulka -sallallahu calayhi wasalam- iyo Ilaahay -subxanahuu watacalaa- waayo Diinta Islaamku waa Diintii Ilaahay la soo diray Rasuulkiisa -sallallahu calayhi wasalam-,waana Diintii uu raali uga noqday Adoomihiisa, markaa hadii uu Qofku caayo-Diinta- wuxuu caayey Ilaahay-subxanahuu watacalaa- wuxuuna dhaleeceeyey Xikmadiisa iyo Ikhtiyaarkiisa, sidoo kale wuxuu cayey Rasuulka -sallallahu calayhi wasalam- waayo Rasuulku waa Qofkii loo soo dhibay Risaalada iyo diintaba, markaa wuu gaaloobay, Ilaahay baanu ka magan galaynaa-arintaas-.1
Halkan ka qaado Fatwada
Tur: Abu Xudayfa Axmed ibnu Maxamuud Assomali-ILaahay Umuurahiisa ha u fududeeyo-1