• If this is your first visit, be sure to check out the FAQ by clicking the link above. You may have to register before you can post: click the register link above to proceed. To start viewing messages, select the forum that you want to visit from the selection below.

إعـــــــلان

تقليص
لا يوجد إعلان حتى الآن.

Taxane:: Xaqiiqada Dacwadda salafiyada

تقليص
هذا موضوع مثبت
X
X
 
  • تصفية - فلترة
  • الوقت
  • عرض
إلغاء تحديد الكل
مشاركات جديدة

  • #16
    Aayadda Afaraad ee tusinaya in laraaco Manhajka salafka:1
    ﴿ يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا اتَّقُوا اللَّهَ وَكُونُوا مَعَ الصَّادِقِينَ﴾ [التوبة : 119]
    wax uu yidhi Cabdilaahi Ibnu Cumar - Radiyalaahu canhu - : waxa loo jeedaa Nabi Muxamed iyo Asxaabtiisa

    التعديل الأخير تم بواسطة أبو سُليم عبد الله بن علي الحجري; الساعة 17-09-2013, 03:27 PM.

    تعليق


    • #17
      Aayadda Shanaad ee tusinaya in laraaco Manhajka salafka

      Aayadda Shanaad ee tusinaya in laraaco Manhajka salafka:1
      ﴿وَالسَّابِقُونَ الأَوَّلُونَ مِنَ الْمُهَاجِرِينَ وَالأَنْصَارِ وَالَّذِينَ اتَّبَعُوهُمْ بِإِحْسَانٍ رَضِيَ اللَّهُ عَنْهُمْ وَرَضُوا عَنْهُ وَأَعَدَّ لهُمْ جَنَّاتٍ تجْرِي تحْتَهَا الأَنهَارُ خَالِدِينَ فِيهَا أَبَدًا ذَلِكَ الْفَوْزُ الْعَظِيمُ﴾ [التوبة : 100]

      Waxa uu yidhi Imaamu ibnu Qayim - Ilaahay ha u naxariistee -: halka Aayadan laga daliishanaya waxa weeyi, in uu Ilaahay amaanay cidii raacda - salafka - . waxa aad ka eegi kartaa (Iclaamul muwaqiciin)1
      Waxa kale oo uu yidhi - Ilaahay ha u naxariistee -: waxa uu sheegay Ilaahay in uu u diyaariyay Janada Muhaajiriin iyo Ansaar iyo cidii ku raacda wanaag, mana damcikaro - Janada - cidii ka leexata dariiqooga. waxa aad ka eegi kartaa kitaabka (Xadil arwaax) bogga 93
      Waxa uu yidhi Imaamu ibnu Kasiir - Ilaahay ha u naxariistee - isag oo fasiraya Aayadan: waxa uu ka waramay Ilaaha wayn in uu raali ka noqday kuwii horeeyay ee diinta u dheereeyay ee ka ahaaday Muhaajiriin iyo Ansaar iyo kuwii ku raacay wanaaga) waxa aad ka eegi kartaa Tafsiirkiisa
      التعديل الأخير تم بواسطة أبو سُليم عبد الله بن علي الحجري; الساعة 18-09-2013, 02:55 PM.

      تعليق

      يعمل...
      X