قال يوسف بن أسباط رحمه الله كما في الشريعة (20)
للآجري رحمه الله : « أصول البدع أربع : الروافض ، والخوارج ، والقدرية ، والمرجئة ، ثم تتشعب كل فرقة ثماني عشرة طائفة ، فتلك اثنتان وسبعون فرقة ، والثالثة والسبعون الجماعة التي قال النبي صلى الله عليه وسلم: « إنها الناجية » .
Waxa uu yidhi Yuusuf ibnu Asbaad - Ilaahay ha u naxariistee - sida ku taala kitaabka "Asha riica" bogga 20aad ee uu leeyahay sh. Aajurri - Ilaahay ha u naxariiste -: ((Asalada bidacu waa Afar: Raafidada, Khawaarijta, Qadiriyada iyo Murji'ada, kadibna waxa ka farcamay koox kasta siddeed iyo toban kooxood, intaa wadartoodu waa Laba iyo todobaatan kooxood, ta sadex iyo todobaatanaadna waa {al Jamaaca} waana tuu ka yidhi Nabigu - sallallahu calayhi wasalam - "waa ta badbaadaysa" . waxa Xassan ku xukumay Atharkan Sh. Abuu Camar Al Xajuuri - xafida hullaah -1
Tur: Abuu sulaym Cabdilaahi Al xajari -waffaqahullaah -1