• If this is your first visit, be sure to check out the FAQ by clicking the link above. You may have to register before you can post: click the register link above to proceed. To start viewing messages, select the forum that you want to visit from the selection below.

إعـــــــلان

تقليص
لا يوجد إعلان حتى الآن.

Akhrinta Quraanku miyey gaadhaysaa Qofka dhintay? Sh. Ibnu Baaz-Raximahulaahu

تقليص
X
 
  • تصفية - فلترة
  • الوقت
  • عرض
إلغاء تحديد الكل
مشاركات جديدة

  • Akhrinta Quraanku miyey gaadhaysaa Qofka dhintay? Sh. Ibnu Baaz-Raximahulaahu

    هل قراءة القرآن تصل إلى الميت، أي: بمعنى عندما يختم المسلم القرآن ويقول: وهبت ذلك إلى أبي المتوفى, هل يصله هذا الأجر، وهل يصله هذا الثواب، وكذلك قراءة سورة الفاتحة؟
    ليس له أصل تهدي القرآن ليس له أصل إنما يدعوا له فقط, يقرأ والثواب له للقارئ، لا يثوبه للموتى ولا لغير الموتى، لكن يدعوا للميت اللهم اغفر له, اللهم ارحمه, اللهم ضاعف حسناته هذا هو المشروع, الصدقة عليه بالمال، أما كونه يثوب له القران هذا لا دليل عليه, وليس بمشروع بل يقرأ يرجوا الثواب من الله له للقاري، وإذا دعا لوالده أو لغير والده من المسلمين هذا مشروع كونه يدعوا لوالده, يتصدق عن والده كل هذا طيب، يحج عنه إذا كان ميت ويعتمر.
    ومن هنا صوتياً

    فتاوى نور على الدرب


    Akhrinta Quraanku miyey gaadhaysaa Qofka dhintay, waxaan u jeedaa: marka Qofka Muslimka ahi dhameeyo Akhrinta Quraanka oo uu yidhaahdo: waxaan u Hadiyeeyey kan - Akhrinta Quraanka- Aabahagii dhintay, Ajarkaasii miyuu gaadhayaa- Maydkii-, sidoo kale miyuu gaadhayaa Abaalkaasi, Akhrinta Faatixaduna miyey gaadhaysaa sidoo kale?1


    Waxa uu ku jawaabay Sheekh Ibnu Baas - Ilaahay ha u naxariistee - : Asal ma laha, Quraanka loo hadiyeynayo Dadka dhintey Asal ma laha, waa uu u ducaynayaa uun, Abaalmarinta isagaa iskaa leh (Qofka Quraanka Akhriney), Abaalna uga dhigi maayo isaga iyo cida kale ee dhimatayba, laakiin uu u ducaynayaa Meydka oo Waxa uu odhanayaa: Ilaahayow u danbi dhaaf, Ilaahayow u naxariiso, Ilaahayow u labalaab Wanaagyadiisa, sidan ayaa Mashruuc ah iyo inuu Maal-Lacag- ka sadaqaysto, amaa inuu Quraanka Abaal uga dhigo-Maydka- waxa Daliil ah ma laha, mana banaana, laakiin Quraankuu Akhrini waxaaana Ilaahay looga rajaynayaa inuu ka abaaliyo-Qofka Quraanka Akhrinaya- hadii uu u duceeyana Aabihii ama Aabayaasha kale ee Muslimiinta tanina waa mid banaan, hadii uu yahayna mid u ducaynaya Aabihii, ka sadaqaynaya Aabihii waxaasoo dhamina wey wanaagsan yihiin, uu dhintay Aabihiina uu ka Xajayaa, Cumradana waa uu ka cimraysanayaa.1


    Halkan ka qaado iyadoo Cod ah

    Fataawooyinka (Nuur calaa ADarbi)1



    Tur:Abu Xudayfa Axmed ibnu Maxamuud Assomali-ILaahay Dalabu Cilmiga ha u sahlo-1
يعمل...
X