• If this is your first visit, be sure to check out the FAQ by clicking the link above. You may have to register before you can post: click the register link above to proceed. To start viewing messages, select the forum that you want to visit from the selection below.

إعـــــــلان

تقليص
لا يوجد إعلان حتى الآن.

In ladhukadaa Kitaabaka ma banaantahay* Sh. Ibnu Baas

تقليص
X
 
  • تصفية - فلترة
  • الوقت
  • عرض
إلغاء تحديد الكل
مشاركات جديدة

  • In ladhukadaa Kitaabaka ma banaantahay* Sh. Ibnu Baas

    هل تقبيل المصحف جائز أم لا؟
    فأجاب الشيخ ابن باز رحمه الله : هذا العمل ليس له أصل وتركه أحسن، لأنه ليس عليه دليل، لكن يروى عن بعض الصحابة أنه قبل المصحف وقال: هذا كلام ربي ولا يضر من فعله، لكن ليس عليه دليل وتركه أولى، ولم يفعله النبي صلى الله عليه وسلم ولم يثبت عن الصحابة إنما يروى عن عكرمة ، قد يصح أو لا يصح فالترك أولى لعدم الدليل، المهم العمل به والتلاوة والإكثار من القراءة والعمل، هذا المهم وهذا الواجب فالإنسان عليه أن يكثر من قراءة القرآن ويتدبر ويعمل هذا هو المطلوب منه.اهـ
    "مجموع فتاوى" (24 / 399)

    In ladhukadaa Kitaabaka ma banaantahay

    S: In ladhukadaa Kitaabaka ma banaantahay mise mabanaana?1
    J: Waxa uu ku jawaabay sheekh Ibnu Baas - Ilaahay ha unaxariistee -:Falkan malaha asal in laga tago ayaa wanaagsan, maxaa yeelay daliil malaha, laakiinse waxa laga soo wariyaa in asxaabda badhkood in uu dhunkaday oo uu yidhi: "waa hadalkii Ilaahay cidii wax dhibaato kuma jirto cidii samaysaa", laakiin daliil ku ma sugna in laga tagaana ayaa haboon, Nabuguna - sallallahu calayhi wasalam - muu samayn Asaxaabtana kamay sugnaa, ee waxa laga soo wariyay Cikrima, saxeex ayuu ka noqon karaa -Cikrima - kamana noqon karo saxeex, in laga tago ayaa mudan daliil la'aan aawadeed, Arin ka Muhiimku waa in lagu dhaqmo - Quraanka-, la raaco iyo in labadiyo akhrintiisa iyo ku dhaqankiisa, sidaas ayaa Muhiima kaas ayaa waajiba Qofku waa in uu badiyo akhritaa Quraanka, in uu ufiirfiirsado iyo in uu ku dhaqmo taas ayaa loo baahanyahay.1

    Tur:Abuu Sulaym Cabdillaah Al Xajari - Ilaahay ha waafajiyo wixii Wanaagsan -1
يعمل...
X