بسم الله الرحمن الرحيم
الحمد لله والصلاة والسلام على رسول الله وعلى آله وأصحابه وسلم تسليما مزيدا .
Wax yaabaha lagu xasuusto sheekh Ibnu Cusaymiin illaahay ha u naxariistee
Waxa kamid ah innaanu karaali ahaan jirin in muslimiinta ladullaysto
Meelkasta ha joogaan, ama midabkasta halahaadaane
Sheekhu wuxuu kahadlayaa dhibaatada lagu hayo muslimiinta iyo siday kaga bixi lahaayeen dhibaatadaa, iyo caaqibada inay dadka illaahay kacabsadaa ay iska leeyihiin.1
Markaa waxa loobaahanyahay inay dadka muslimiintu diintooda unoqdaan meelkasta oo ay joogaan oo ay diintooda bartaan si ay u liibaanaan
Illahay sheekha haka abaalmariyo oo ha unaxariisto
Halkan kadhagayso ama ka qaado