• If this is your first visit, be sure to check out the FAQ by clicking the link above. You may have to register before you can post: click the register link above to proceed. To start viewing messages, select the forum that you want to visit from the selection below.

إعـــــــلان

تقليص
لا يوجد إعلان حتى الآن.

1?Haweenayda uu ka dhinto Ninkeedu may xidhanaysaa Dharka madow, miyeyna indhokuulanay

تقليص
X
 
  • تصفية - فلترة
  • الوقت
  • عرض
إلغاء تحديد الكل
مشاركات جديدة

  • 1?Haweenayda uu ka dhinto Ninkeedu may xidhanaysaa Dharka madow, miyeyna indhokuulanay

    نص السؤال:المرأة التي يتوفى زوجها هل تلبس الثوب الأسود أم أنه من كلام الناس وهل تكتحل؟
    نص الإجابة:
    المرأة التي يموت زوجها تلبس لباساً لا يدعو إلى الرّغبة فيها ، سواء أكان أسود أم كان أبيض ، وتبقى حادّة أربعة أشهر وعشرأ ، كما قال الله تعالى سبحانه : { وَالَّذِينَ يُتَوَفَّوْنَ مِنْكُمْ وَيَذَرُونَ أَزْوَاجًا يَتَرَبَّصْنَ بِأَنْفُسِهِنَّ أَرْبَعَةَ أَشْهُرٍ وَعَشْرً }[البقرة:234] فهذا هو الإحداد إلى أن تنتهي وهي في بيت الرجل زوجها الذي توفّي ، ولا تكتحل إلا إذا احتاجت إلى علاج فتكتحل بالصبر والله المستعان .

    ---------------
    من شريط : ( أسئلة نساء لحج ) .



    Waxa la weydiyey Imaamu Muqbil Al Wadaaci-Raximahulaah- Haweenayda uu ka dhinto Ninkeedu may xidhanaysaa Dharka madow mise taas waa wax ka mida ah hadalka Dadka, miyeyna Indhokuulanaysaa?1
    Waxa uu ku jawaabay Sheekhu- Ilaahay ha u naxariistee - :1 Haweenayda uu ka dhinto Ninkeedu waxay xidhanaysaa Dhar aan u soo jiidanayn in la damco, Dharkaasi ha noqdo mid Madow ama mid Cad, waxaanay Asayda qaadaysaa 4 bilood iyo 10 Habeen sida uu Ilaahay uu yidhi:1
    { وَالَّذِينَ يُتَوَفَّوْنَ مِنْكُمْ وَيَذَرُونَ أَزْوَاجًا يَتَرَبَّصْنَ بِأَنْفُسِهِنَّ أَرْبَعَةَ أَشْهُرٍ وَعَشْرً }[البقرة:234]
    Taasina waa Asayda ilaa intay dhamaanayso iyadoo
    joogta Guriga Ninka -Sawjkeeda- ka dhintay, mana indhokuulanaysa
    ilaa hadii ay u baahto Daaweyn, waxaanay ku indhokuulanaysaa Dacar.1

    Su;aalaha Dumarka Reer Laxaj ay Sheekh
    weydiiyeen

    Halkan ka qaado iyadoo Cod ah

    -;Tur:Abu Xudayfa Axmed ibnu Maxamuud Assomali-ILaahay Dalabu Cilmiga ha u sahlo

    التعديل الأخير تم بواسطة أبوحذيفة أحمد بن محمود السعدي; الساعة 12-05-2015, 10:50 PM.
يعمل...
X